Dil
qisaas ah oo lagu Fuliyay Gacan ku dhii gl e
Aabihii ku Dilay Magaalada Laascaanood

Laascaanood (Longlivesomaliland News)-waxaa saaka dil qisaas ah lagu
fuliyey gacan ku dhiiglihii ee Axmed Maxamed Cawaale oo aabihiis ku
dil ay xili habeenimo ah magaalda Laascaanood dilaagan ayaa waxaa
too gatay kooxo ciidamo ah oo loo qorsheeyay dilkiisi waxaana lagu
tooga tay goob fagaare ah.
sidoo kale waxaa ka soo qayb galay dilkii gacan ku dhiig laha
dhamaan madaxda Sar sare ee gobolka, dadweyne fara badan iyo qaar ka
tirsan eheladii gacan ku dhiiglaha, oo wakiishay maamulka si ay u
fuliyaan qisaasta gacan ku dhiglaha.
Waxaa kale oo xusid mudan in gacan ku dhiiglahani ku jiray xabsiga
ku yaala magaalada laascaanood mudo ku dhawaad sanad ah.
ugu danbayntii saaka ayay noqotay markii la qasaasi lahaa waxaana
lagu aasay xabaalaha sayidka halkaas oo loo sii diyaariyay
xabaashiisa.
Wariye Ciise Cabdisamed axmed
Longlivesomaliland News Reporter
Las-anod Office
Email:qanciye_ciise@hotmail.com
|