Nabarka luquntiisa waa mid aad uweyn

Lascanod (Longlivesomaliland
News)-Dhibanahan xanuunsan ayaa waxaa l uqunta markii ugu
horaysay ka asiibay xanuun uu garan waayay taasoo ku kaliftay socod
badan oo uu ku tagay dhakhtaro badan ilaa dalka Itoo biya
balse markii ugu danbaysay la sheegay in nabarka kaga yaal
luqun ta oo u u dhiig ka da,ayo uu yahay kansar kaas oo aan
halkan waxba la gaga qab an Karin.
Ibraahim Cashuur Nuur oo ah nin weyn oo
aan waxba haysan ayaa la shee gay in kharshka dawooyinkiisu
gaadhayaan ilaa 5000 oo dollar, taas oo dh akhtar ku ku yaala
adisababa waxaa la sheegay in uu helis gelin karto nola shiisa
hadii aan deg deg wax looga qaban.
Hadaba walaalaha muslimiinta ahaw meel kasta oo ay joogaan Ibraahim
wuxuu ka codsanayaa inay u gargaaraan allah ha u gargaaree.
Waxaad kala soo xidhiidhi kartaa lambarka Hoos ku qoran:
Tell: 00-252-24490061
Longlivesomaliland News Desk
Lasanod Office
|