Dhammaan Dadweynaha Degan North Amerika Waxa Loo Sheegayaa in Mudaaharaad Balaadhan Laga Dhigi Washington, DC., 18ka May

 

 


DHAMAAN DADWEYNAHA EDGAN NORTH AMERICA WAXA LOO SHEEGAYAA: Inla la geli doono Bishii May, oo ah Bisha sanad walba loo dabaal dego Gooni Isu Taaga & Madaxbanaanida Somaliland.

Sanad kani wuu ka duwan yahay kuwii hore, waayo waxa la isugu imaan doonaa Washington, DC, oo ah meesha wadanka aduunka ugu xooga weyn laga maamulo, aduunyada inteeda kalena laga haggo hawlahooda. Sidaa daraadeed in la wada yimaado oo intii kari kartaa isa soo xilqaamto ayaa waajib ah. Waxaa laga qayb gelayaa MUDAHARAAD BALAADHAN oo lagu qaban doono State Department ka hortiiisaa Saacaddu markay tahay 8:00 ilaa 9:30 subaxnimo ee 18ka May, 2012. Madaaharaad kaas oo lagu taageerayo gooni isu taaga Jamhuuriyadda Somaliland. Waxa markaa ka bacdi la isla tegi doonaa madasha loogu talo galay shirka sanadkan oo ah Hilton Hotel-ka ku yaala Dulles Airportka agtiisa. Halkaas oo uu shir balaadhani ka socdo oo socon doona labo maalmood. Waxa intaa u dheer in la bixin doono abaal marino fara badan, habeen walbana la idin madadaalin doono, Hadii Allah yidhaahdo. Hadaba ha ka maqnaanina hawlahaas iyo geedi socodkaas aan loo kala hadhi karin.

 


 

 


This is to inform all North American residents from Somaliland that the 18th May 2012 celebratio ns for this year will also include a huge RALLY that will be held on that morning form 8:00am till 9:30am in front of the State Department offices, in Washington DC, to support Somaliland’s inde pendence from the rest of Somalia. The US Government, being the strongest one in the world to day, can assist Somaliland in obtaining its rights quickly if we, as the citizens of this country, utt erly show our demands to them. Please come & join us in this great event and the following conf erence that will be held at the Hilton Hotel near the Dulles Airport in Virginia, for two days start ing from 10:30am on that day. Come also to enjoy and witness the awards being given to certain personalities for the remarkable achievements, and celebrations being done during the two nigh ts there. Your participation in these remarkable events is highly appreciated. Thank you so mu ch.