Dhammaan Bahda Timacade News,waxay Hambalyo,bogaadin & Ducaba u dirayaan Ugaaska Beesha Makaahiil Isaaq,Ugaas Maxamed Cabdilaahi Ibraahim Magan (Jabane)


 



Anigoo ku hadlaya magacayga ,Eng. Mohamed Ali Muse iyo ka dhamaan hawl wadeenada Shabaka da Caalamigaa ee Timacade News Network TNN,waxaanu hambalyo,bogaadin iyo ducaba u dirayna
Ugaaska Beesha Makaahiil Isaaq,Ugaas Maxamed Cabdilaahi Ibraahim Magan (Jabane),oo si shar af,karaamo iyo qadarinbba leh loogu caleemo saaray Tuulada Aburiin ee Degmada Faraweyne.


Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa,in masuuliyada culus ee loo igmaday
Ugaas Maxamed Cabdilaahi Ibraahim Magan (Jabane),Rabbi u fududeeyo,ku garab galo,kuna guuleyo walaalaynta iyo midnimada shacabka Somaliland ,aamiin , aamiin , aamiin.









TIMACADE NEWS NETWORK TNN