DHAMBAAL.Qormadii 4aad

 



Kulan wacan Akhristayaal Waa qormadii 4aad Iyo Barnaamijkeenii DHAMBAAL.

Waxaynu maanta ku soo qaadanaynaa Mowjada siyaasadeed ee aan dabaylaha Iyo du ufanta lahayn ee Bahweynta Xisbiga Waddani maalmihii ugu dambeeyay ku soo biiray. Waa Ilaahay mahadii nimcada ku soo faruurantay Waddani. Waxaanay hordhac u taha y Neecawda Guusha ee doorashada madaxweynaha Iyo Madaxweyne ku xigeenka oo ay muddo 4 bilood Iyo maalmo yari inaga xigaan haddii Alaha Awooda lihi uu ogolaado. Waa marag ma doon koboc Iyo baaxada siyaasadeed ee u la kowsaday Xisbiga Wadda ni  tan Iyo soo bixitaankii markii uu Ururka ahaa .Waan Astaanta uu kaga duwan yahay xisbiyada kalen in Xisbiga Waddani Mar walaba uu is kala bixiyo oo ay siyaasiyiinta Iyo indheer garadka dalkuba la bahoobaan Xisbi weynaha Waddani .

Waxaa is weydiin leh Xukuumada kulmiye siday iskaga caabin karaysaa quwada Iyo xo oga cusub ee sii saddex laabmaya? Inagoo ogsoon sida ay u sii laciifayso taageeradii Iyo rajadii shacabku ay Ka qabeen Xisbiga kulmiye oo soo gudhay.Maha dhooyinka quu sta leh ee ay kala kulmeen magaalooyinka Shefffield Iyo Brimingham kuwaas oo farta ugu fiiqay Gudoomiye muuse Bixi Iyo wasiirada la socdaba niyada Jabka kulmiye ee UK Hadaba sidaan qoramadii 3aad idiinku Xusay weli Waxaa soo socoda siyaasiyiin tiro bad an oo u soo diga roganaya Bahweynta Xisbiga Waddani dhawaan waxaad idinku soo m aqan Mowjadaha ku soo burqanaya Xisbiga Waddani Waa siyaasiyiin Aqoon yahay Iyo dad kale oo magac Iyo maamuus ku leh jamhuuriyada Somaliland. La soco DHAMBAAL.

 

 

Mataan M Omar Xoghayaha warbaahinta Waddani UK Sheffield.