DHAMBAAL TACSI AH OO UU DIRAYO MUSTASHAR AXMED CAR WO, GEERIDA
MARXUUM CISMAAN CABDILLAAHI CIGAAL (CISMAAN HINDI)

Waxaan la wadaagayaa Tacsida shacab weynha Somaliland, geerida ku
timid siyaasiga iyo ganacsadaha weyn ee Cismaan Cabdillaahi,
Illaahay ha u naxariistee. Waxaan si gaar ah u tacsiyeynayaa ehelkii,
waalid iyo wiilba, qaraabo, iyo guud ahaan bulshoweynta reer Maro odi
Jeex oo uu ka soo jeeday iyo ehelkiisa jooga Maamul Degaanka
Soomalida Itoobiya. Waxaan tacsi gaar ah u dirayaa xaaskiisa Marwo
Hinda Cabdi Muuse.
Cismaan waxuu ahaa siyaasi hadal cad, meesha uu joogo ka muuqda,
isagoo aanu muddo dheer wado ahayn kaadiriinta Kulmiye oo aan ku
xusuusto mawqifyo adag iyo kaalintuu is ka taagay. Waxuu ahaa
ganacsade si weyn u shaqaysta dalkana maalgashi la yimid. Nin ka rti
badan oo dedaal badan.
Allow qabriga u nuur, u waasici, ugana dhig beer ka mid ah beeraha
janatul fardawsta sare. Annagana dhammaan na waafaji samir iyo duco.
Axmed Xasan Carwo
samotalis@gmail.com
063 424 2077
http://samotalis.blogspot.com/
|