DHAMBAAL TACSI AH OO OO UU DIRAAYO MUSTASHAAR AXMED CARWO, GEERIDA MARXUUM AMBASADOOR CABDILLAAHI SICIID

 


La-taliayaha Madaxweynaha JSL Mustashar Axmed Carwo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka xaaskiisa Amal Cumar Carte iyo ka reer Cabdi Carwos waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Qa raabadii, Eheladii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Ambassador Cabdillaahi Siciid Cismaan oo Jimcihii hore ku geeriyooday laguna aasay gobolka Virginia. Waxaan si gaar aha u tacsiyadeynayaa Marwadiisa Khadra Muhumad Rodol. reer Siciid Cism aan, iyo reer Carte Qaalib.

Marxuumku wuxuu ku dhashay magaalada Berbera wuxuuna ahaa safiirkii Geneva iyo UN-ta u fadhiyey Xukuumaddii Dalkii Burburay ee la isku odhan jiray Soomaaliya.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janatu fardawsa ka waraabiyo Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland iyo ehelkiisa daafa ha dunida kala jooga gaar ahaan inta badan ee ku nool Deegaanka Soomalida ee Itoobiya, ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

 


Ahmed Arwo
0044 7535447230
Sent from my iPhone

http://samotalis.blogspot.com/