DHAMBAAL Qoramadii 6 aad

 

 

BEENI RAAD MALEH BEENLA LOW RUN HA MOODINA.
Sida Shacabka Jamahuuriyada Somaliland ay Ka wada dhereg san yihiin Waxaa 4tii Todoba ad ee ugu dambeeyay marka maanta oo ah 16/10/16 ku soo jabay XISBIG A WADDANI Mowjada ah Siyaasiyiinta ,Waxa garadka ,Aqoonyahanka iyo indheer garad kale ee isbedel doon ka ah . Hadab Xisbiga kulmiye oo ku haftay mowjadaas ayaa wuxuu Isku deyayaa inuu in dhaha bulshada Somaliland Ka jeediyo hugun k aas iyo higsigaas uu ku talaabsaday Xisbi weynaha WADDANI . Sidaas daraadeed Xisbiga Waddani wuxuu beeninayaa oo bulshada reer somaliland u bayaaminayaa inaanay waxba ka jirin oo been iyo propaganda
kulmiye soo dhoodhoobay ay tahay,xubnaha xafladii kulmiye ee magaalada Lond on , ka sheegtay inay Ka mid ahayeen xisbiga waddani. Waxaanu halkan ku caday naynaa in ragaasi ay ahayeen afar-qaybood, oo is biirsaday.


(1) qaar waligoodba Xisbiga kulmiye Ka mid ahaa bulshada reer somaliland ee ku nool Magaalada London na ay ka markhaati tahay,
(2) qaar hore xisbiga Waddani looga eryay kadib markii ay ku kaceen arimo lidi ku ah dhaqanka Somalida iyo dhaqanka suuban ee diinteenu in farayso ayna jabiyeen xeerarka iyo shuruucda xisbiyada u yaala.Waxaanu waliba hubnaa inay dhaqamada noocaasa ah ula tegi doonaan cidkasta oo ay ku biiraan.
(3) xubin hore iskeed uga tagtay xisbiga Waddani oo xilkii iyo xubinimadiiba isaga casishay.
(4) qoladan afraad ayaa ahayd dusha ka Ucid hoosta ka kulmiye. Hadab Xisbiga w addani waa xisbi ay bulshada reer somaliland ku soo hirtaan una soo hayaama an Ka dib markay Ka waayeen Xisbiga kulmiye hab dhaqan kii dawladeed wada tashig ii Waxa wada lahaanshihii iyo saami qabsiga Ummada Somaliland Ka dhexeeyay. Arintaasina Waa mid biyo kama dhibcaana ah oo cid walibana ka maragtahay. ugu dambayntii waxaanu mar labaad leenahay dadkaasi kamay mid ahayn xisbiga wad dani. Inta Maanku Gaajeysan yahay Guuli Waa weli .

 

 


Mataan M Omar Xoghayaha Warbaahinta Waddani UK.Shefffield