D H A M B A A L

 


 

Asc .Akhrisatayaal ku soo dhawaada Banaamijka DHAMBAAL oo noqon doono Barnaamij Todobaale ah .Waxaan ku soo qaadan doonaa ama aan ku faaqidi doonaa guud ahaan xa alada Dalkeenii Somaliland hadaba Waxa jira haday tahay arimaha dhaqaalaha , Caafima ad Ka, waxa barshada ,Siyaadada guracan ee kulmiye Iyo Dhamaan adeegyada Bulshad a. Hadaba Waxaan ku bilaabayaa Banaamijka DHAMBAAL . Waxa hada taagan Waa qaba asoomidii doorshada madaxwenaha Iyo Madaxweyne ku xigeenka oo lagu Balan San yah ay in la qabto 17/3 17 haddi alaha awooda lihi uu ogolaado .

Hadaan Waxa yar Ka iftiimiyo turunturooyinka ama suul daarada Xisbiga kulmiye oo ayn u Ka wada dhereg sanahay siduu u doonayo inuu kursiga sii fadhiyo ayaa Waxaay kala reebeen labadii doorasho ee baarlamaanka Iyo tan Madaxweynaha iyagoo uga gol leh in markay ku guulaystaan Madaxweynaha ay baarlamaankan Ka Helaan aqlabiyada Majorit y Waa aqliga kulmiye . Waxaa kaloo ay ku hamiyayaan mud kordhin kale Waxaa kuu Cada ynaya kaardhadhkii diiwan gelinta Ilaa Iyo hada lama siin dadkii is diiwaan geliyay maxaa loo siin waayay markii diiwaan gelintu ay socotay Waa si looga dhigto marmarsiiyo waqti lama hayo lagu bixiyo kaadhadhka. Kala baranay waar yaa beentiyo runtee .

Si kastaba ha u khiyaamo bataane shacabka jamhuuriyada Somaliland waxay diyaar u yi hiin maanta doorasho xaq Iyo xalaal ah. La soco qormooyinka dambe.

 

 

Mataan M Omar Xoghayaha warbaahinta Waddani UK .Sheffield.