Dhamaan unuga wadaniyada Somaliland ,waxay hanbalyo
u dirayaan qoraa bashiir (samaale)
Ugu horayn waxaa mahad dhamaanteed iskaleh alaah oo inoo
suuro galiyaa in aynu mar kasta ka fakarno maskaxdeenan
caafimaadka qabta,marl abaadka dhamaan unuga wadaniyada Somalilan d waxaa uu hanbalyo
aan la soo koobi karin u dirayaa Qoraaga da'dayar ee
Bashiir Salebaan
Ad an , oo ku magac dheer
{Samaale}.
Qoraagaas
oo unuga wadani yada Somaliland waxay han balyo kal iyo
laaaba oo aan la soo koobi Karin si hagar la'aan ah ugu dirayaan qoraaga da' da yar oo isla bishan soo saaray buug
uu ugu wan qalay “Waayaha iyo wadanka," buugaas oo uu
u hani yeeyay wakhti dheer sidii uu umadiisa ugu soo saari
lahaa waxa uu ku dhaamo.
Dhanka kale ,Buugan oo ka hadlaaya dhamaanba wadanka iyo
waayihiisa oo sida aynu ognahay ba is badalay ,buugan oo uu
mid ka mida soo gaadhsiiyay Unuga
Wadaniyada Somaliland ,uguna hibeeyay hawsha wadaniyadnimo ee ay mudooyinkan
oo dhan ka wadeen wadankooda Somalilan d iyo sidii ay
umadooda ugu beeri lahayeen wadaniyada iyo jacaylka
wadankooda ,iyagoo markas ta ku hawlan ahna dhalinyaro
gacmaha is haysata.Buugan waxaa uu ka hadlayaa wax yaabo
bad an , cidii u baahan in ay waayaha iyo wadanka wax ka
ogataana waxay lasoo xidhiidhi doontaa
Qoraaga Buuga .
Qalinkii: Nafisa X. Ciise Yusuf
(kalgacal)
nafisasomaliland@hotmail.com |
|