Ogeysiis:Dhamaan Taageereyaasha Xisbiga kulmiye ee ku nool wadanka Finland

 


Dhamaan Taageereyaasha Xisbiga kulmiye ee kunool wadanka Finland waxa la ogaysiina yaa in laqabanayo shirweynihii dhismaha iyo tayaynta Laanta Xisbiga kulmiye ee Finland laguna qabandoono President Hotel Helsinki
Waxa iyana sharaf inoo ah ina lagusoo dhawayn doono taageereyaal tiro badan oo ku so o biiri doona xisbiga


Sidaas darteed waxa marlabaad laidinka codsanayaa inaad kasoo qaybgashaan idinkoo dhawraya wakhtiga


Goobta President Hotel Helsinki
Maalinta Sabtida 16.01.2016
Saacadda 17.00 ama 5pm
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh
Gudoomiyaha guddiga qabanqaabada
Ahmed Khaliif 0466375012
Muj.mustafa N. Ducaale 0456474715