Dhamaan Masuuliyiinta Madaxtooyada iyo Shaqaaleheedu waxay Tacsi udirayaan M/wayne Ku Xigeenka Somaliland,oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Aaabbihii MARXUUM CABDIL AAHI ISMAACIIL SHIRE oo ku geeriyooday Boorama

 

 

 



1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan

2. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

3. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdi Xasan Madar

4. Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case)

5. Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi

6. Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye

7. La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan

8. Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)

9. Agaasimaha Munaasibaadka & Xafladaha Madaxtooyada JSL Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)

10. Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Mudane, Abshir Xasan Xaashi

11. Xog-hayaha Gaar ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane, Cali Axmed Cali

12. Xog-haynta labaad ee Madaxweynaha JSL, Ifraax Aadan Cismaan

13. Xog-hayaha saddexaad ee Madaxweynaha JSL, Maxamed Xirsi Warsame (Titi)

14. Xog-hayaha gaarka ah ee madaxweyne ku xigeenka JSl, Mudane, Cali Xuseen Nuur

15. Xog-hayaha Labaad ee M-weyne ku-xigeenka, Maxamuud Maxamed Mire

16. Agaasimaha Xafiiska Xidhidhka Golayaasha, siyaadda iyo xidhiidhka dadweynaha, Mudane, Bashiir Cabdi Xariir

17. Dhamaan La-taliyeyaasha Madaxtooyada iyo sidoo kale Shaqaalaha ka Hawl-gala Wasaaradd a Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland waxay tacsi u dirayaan Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Aaabbihii MARXUUM CABDILAAHI ISMAACIIL SHIRE oo ku geeriyooday Boorama 16/03/02012 laguna aasay Boorama.

 


Waxay ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Madaxweyne ku-xigeenka JSL, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN