Dawlada hoose Ee degmada Laascaanood

 

Dawlada hoose Ee degmada Laascaanood ayaa saaka subaxnimada  bilow day in ay gaadhi uu ku xidhanyahay cod baahiye ay dadweynaha ku  ogay siinaysay in dhulkii banaan ee ku yaala magaalada dhexdeeda iyo  hareer aheedaba ay  dad ka leh dhistaan ama baxshaan cashuurta dawlada hoose.

Sidoo kale waxaa mudooyinkii u danbaysay yaraaday khilaafkii ku dhex jiray dawlada hoose kaas oo guul weyn laga gaadhay, mar aanu la xidhiidhnay madaxda Dawlada hoose ayay noo sheegeen in hada wixii ka danbeeye ay dawlada hoose qabsanayso shaqooyinkeedii.



sikastaba ha ahaatee waxaa xusid mudan in dawlada hoose ee degmada  la asc aanood aysan ka soobixin kaalinteedii marka la eego dhinacyo badan oo ay  ka mid tahay horumarinta arimaha bulshada caafimaadka iyo waxyaabo badan ha ugu badnaato bixinta dhul aan macquul ahayn oo ay ka mid tahay in mararka qaar lagu eedeeyo inay baxshaan wadooyin ama dhul cid kale  le edahay.


 

 


Wariye Ciise Cabdisamed Axmed
Longlivesomaliland News Desk
Lasanod office Somaliland
Email:qanciye_ciise@hotmail.com