Dabaal Daggii May halagu badalo Gurmad Qaran

 


Dabaal daggii May, hal lagu Badlo gurmad ka Qaran Marka hore waxaan salaamaya dha maan reer Somaliland meel ay joogaan ba , si gaar Bahwaynta Timacade  iyo hawl wade enada sharafta mudan.

Siday nu la wada socona waxa dalkeena ka jira, abaaro baahsan, oo dad iyo duunyo ba so gaadhsiiyay dhib culus, iyo barakac farawayn. Waxa kale oynu ognahay, inay inagu soo fool leedahay, dabaal daggii bisha May.

Sida caadada inoo wada ahayd na waxaynu samaya jirnay dabaal dag, ay ku baxdo lac ag farao badan, meelo badana lagu qabto, gudo iyo dibad ba, oo habeen qudha lagu kh asaariyo lacag badan, soo jeed, iyo durbaan la tumo.

Ma xuma in bani adam ku u dabaal dago maalin sidaa qiimaha u leh, waana maalin aad in oogu wada qaaliya, kuna Milan tay dhiigeena, in badan na la xasuusnaan doono. Sida m arkay tahay, waxa inala soo gudboonaaday abaar aan hore loo arag, umaddeenii Miyiga na ku keentay culus iyo dhib badan, dhibtaa daas na wuxuunna inaga qaadi kara ilaaha way nee waaxid ka ah. Waxase iyana dhici karta inaynu gacamaha is wada qabsano, is kuna wada tiirsano, si loo gargaaro umaaddeena baahan, ee soo wada barakacaday. Si ay u sooro gasho taasi, waa in loo midoobaa dhamaan meel aynu joogna ba. waxaan o dhan lahaa, maalin ta dabaal dagga May, ha noqoto malin ku suntay jidh keena kuna ma lin tay dhiigeena, waana in lagu badala kaalmo qaran, iyo hiil umadeed, taas baa Aakhir o iyo adduun ba inooga wax tar badan, umaddana ka dhigaysa qaar isu naxa, oo is kaa lmeeya, isu damqada. Hadaba waxaan ku boorinayaa dhamaan reer Somaliland meel ay joogaan ba, in loo guntadu umaddeena baahan, kharash kaasna lagu bixiyaa, sidii loo samayn lahaa, intay ka gaadhi karto, sida Biyo Xidheeno badan, ceelal la qodo, dooxyo la joojiyo, caafimaad ka,Wuxuu ilaahay yidhi markay kuwa dhulki isu naxariistaan, ilaah ayna wuu idiin naxariisan doona.


Markaa waa in guntiga dhiisha lays kaga dhigaa, oo maalin taasi noqotaa, maalin kaalmo qaran.


DHAGIHII ILAAHAY WAANIYAA WAAN SAN.

 


WA BILAAHI TAWFIUIQ
Abdul kkaliq Ali
Saudi Arabia