Waxanu anaga oo ah Reer Cali Cumar Xasan hanbalyada ciida halkan hawada u soo marinaynaa dhamaan reeraha hoosta ku qoran.


-reer Cumar Xasan Buux

- reer Maxamed Cali Muuse.

- reer Daahir Cali Cabdilahi.

- reer Muxumad Yuusuf X, Cabdi.

-reer Ciise Yaasin Cawaale.

-reer Maxamd Yuusuf Buux

-reer Maxmad Cabdi Xasan.

-reer C/raxmaan Ibraahim Buux.

-reer C/samad Nuux Cute.

- reer Jibriil Cali Caqli



Iyo dhamaan dadka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaanba, waxananu idin leenahay,-




Carigeena oo barwaaqa ah

Cawadeena Calanka leh

Iyo ku ciida Caafimaad

 

 

 

Qalinkii: Cali Cumar Xasan