Chief Caaqilka Guud ee Gobolka Gabiley, Dayib Cabdi Ciidle
Amaan,
Oo Xaflad Balaadhan Oo Caleemo Saar ah Loogu Sameeyey
Deegaanka Ceel Giniiseed ee ka tirsan gobolka Gabiley

Waxaan ilaahay uga baryayaa inuu xilkaaasi u fududeeyo ,dadweynaha reer
Gabileyna waxaan lee yahay garab istaaga Jiifka cusub,"Suldaanka
Guud ee Gobolka Gabiley,Suldaan
Ismaaciil Suldaan Ca bdiraxman ....... Daawo sawiro aad u tiro badan
Gabiley (TNN):- Xaflada balaadhan oo lagu caleemo saarayey
jiif caaqilka guud ee gobolka Gabil ey, ayaa maanta lagu
qabtey deeganka ceel giniiseed ee hodanka ku ah
bustaanad, xaflada oo ay ka soo qayb galeen, cuqaal,
salaadiin, siysiyiin, dhalinyaro, haween,
culimaa,udiin,maamulka heer gob ol iyo heer degmo ee
gabiley, wasiirkamaaliyada somaliland c/casiis maxamed
samaal e, wasiirka g anacsiga iyo maalgashiga drmaxamed c/laahi
cumar, iyo boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid
go bolada kala duwan ee Somaliland.
Ugu horeyn waxaa xafladaasi baladhan ka Hadley
Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley, Suldaan Ism aaciil Suldaan
cabdiraxmaan,
waxaanu halkaasi uga duceeyey Jiif Caaqilka inuu ilaahay
u fudu dee yo, waxanu balan qaadey inuu gacan qaban doono.
Boqor Muxumed Geele Seed, Caaqil maxamed cabdi qawdhan,
Suldaan xuseen aw muuse cirdey, ca a qil maxamed c/laahi
weerar,oo halkaasi iyaguna ka haldey ayaa dhamaantooda
ilaahay uga bar ye y inuu xilkaasi ku asturo, waxney
dadweynaha reer gabiley ka codsadeen inay la sheq eeya.
Maayerka degmada gabiley shucayb maxamed muuse oo
halkaasi ka Hadley ayaa balan qaadey in ay siweyn oo
muqleh ula shaqyn doonaan jiif caaqilka cusub ilaahayn
uga baryey inuu xilkaasi u fu dude eyo.Gabogabdii waxaa xaflaadasi soo gabogabeeyey suuldaanka
guud ee subeer awal sudaal xasan suldaan c/raxmaan oo
halkaasi hadl kooban ka jeediyey ayaa dadweynaha reer
gabiley ugu baaqay inay la sheqeeyaan jiifka caaqilka
cusub, oo ay garab galaan, waxanu halk asi suldanku ku gu
duceey ey dadweynaha ku dhaqn gobolka gabiley.
Waxa halkaa hadalo mahadhooyin ah oo dardaaran iyo waano
iyo duco isugu jira ka jeediyay Salaa d iinta ay kamidka
yihiin Suldaan Maxamed Maxamuud Axmed-Sheekh,
Suldaan,Suldaan Xuseen Xu seen Aw Muuse (Cirdey),Salaadiin
kale oo tira badan iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley, kas oo
jeeda oo ay safka hore ka muuqdeen Caaqil Cabdi Aw Cumar
Warsame, Caaqil Maxamed Cab di Qowdhan Caaqil, Yuusuf Aw
Rabaax Aadan,Caaqil Faaliye, Caaqil Cismaan Ceynaan,
Caaqil Ba rre,Caaqil Axm ed C/laahi Xareed, Caaqil Axmed
Maxamuud Maxamed(jeex) Odey Abiib Gurey, O dayaal mudakar
ah oo ay kamid yihiin Aw Ciise Jaamac Qaalib iyo cuqaal
tira badan oo aan la soo koobi kareyn.
C/raxmaan Xaaji
Timacade News Desk
Gabiley,Somaliland
obsiye2007@hotmail.com
|