CAWAYSKA HARGESIA " CAJIIB" - HARGEISA NIGHT LIFE




ASC


Hargeisa waxay la mid noqotay “ Las Vegas “ .Waxa laga furay goobaha cawayska “ Night Clubs “, oo loo bixiyay magacyo qalaad , sida .“ Cassa Loma; Cassa Balanca; Cassa Rossa;Panorama ; Crown, “ iyo qaar kale oo badan.

Waxa ku caweeya wiilaal & Hablo aan qaan gaadhin “ teenagers”. Dhaqankani wuxuu fa raha ka baxay sanadahii u danbeeyay.Waxa ka dhaca fool xumo, kufsi iyo gacan ka hadal, keena dhaawac & dhimasho. Ubadkaas waxa dhalay inta hantida haysata ” Upper middle class”, sida - Ganacsatada, Xildhibaanada ,Wasiiradda iwm. Wadamadda gaallada waxa ka yaalla sharci. Qofku haddii uu ka yaryahay 18 jir, lama ogola inuu soo gallo goob aha cawayska “Night Clubs “ iyo in laga iibiyo sigaar & khamri. Hadaba , waxa haboon Xuku umadda Kulmiye inay xakamayso dhaqaankaas foosha xun, Golayaasha sharci dejinint una inay soo saaraan sharci dabraaya.

Maamulka & Mulke elyaashuna waa inay sameeyaan nidaam ilaaliya anshaxa “ code of co nduct”. Dhaliyaraddu waxay xidhanyaheen calanka Somaliland ee tawxeedku ku xardhan yahay.
 

 


Hoos ka daawo qoob ka ciyaarka “ Hargeisa ”. Ha daawan haddii aad Xag jir tahay

 

 

 

 



 



Ali Ibrahim " Baqdaadi" TORONTO.