calaamadaha cudurka macanka
Maxaa lagu gartaa inaad qabto
Cudurka macaanka? Waxaa lagu gartaa hadii aad yeelato calaamadaha
hoos ku dhigan waa inaad si deg deg ugu
tegtaa dhartarka si laguu baadho. waana sida halkan ku qoran:-
1-Oon ama haraad fara badan.
2-Kaadi fara badan
3-Daal aad u fara badan.
4-Adiga oo dhuubta ama miisaankaagu
hoos ku dhaco.
5-Muuqaal fool xun sida qaad cunka.
6-Aragtida indha oo daciifta.
7-Naburka ama dhaawaca kugu dhaca oo
aan bugsan.
8-U-nug-laan cudurada kale.
Hadii aad isku tuhun-to inaad leedahay calaamadaha ama badhood la
xidh-iidh dakhtarka.
Maxamed Yuusuf Buux
|