Cadee muwaadin nimadaada sida qurba jooga soomaaliland,
Hanbalyo

Waxaan ku
bilaabayaamagaca alee {swc}bismilaah kan naxariis guud
iyo mid gaaraba leh waxa ana ugu horayna aan mahad
balaadhan usoo jeedinayaa ilaah oo isuuro galiyay in
a an in badan wax ka qoro arimaha bulshada ee ku dhaqan
caalamka iyo dalkaygaba ina siiy ay maskax
caafi maad qabta iina fududeeyay qalinkayga in aan ku
dhiibto fikradahayga m arlabaadka waxaan i yana si
wada jir ah mahadnaq ugu soo jeedinayaa dhamaan
bahda s axaafada soomaaliland ,
g aar ahaan Websaydada,
waxaanan leeyahay Allah haydiin siy aadiyi dadaalkiina
aad waddaan .
Waxaan maanta qalinkan iigu yeedhay oo i soo jiitay
dhamaan qurba jooga reer somaliland me el kastoo ay
kajogaan aduunka dacaladiisa , waxaan
Hanbalyo aan la soo koobi
karin hawada u marinayaa dhamaan
Qurba jooga reer soomaaliland, oo aan lee yahay
hanbalyo hanbalyo hanb alyo, noqda kuwii in badan
guulaysa, waxaan dhamaantood aan ay igu soo jiiteen sida
hagar la antu ku jirto ee ay u qabileen madaxwayne
Siilaanyo iyo halganka ay
ugu jiraan dalkooda kaas oo aan odhan karo malaa waxaana
u arkaa in ay iyagu kaga hor ayn donaan
madaxaweynahee na aqoonsiga dalka sida ay da daalka ugu
jiraan.
Waxaan si gaara ugu
mahad naqayaa kooxda soo abaabulay in ay safaarad ka
furaan wa damo kamida wadmada yurub ,kuwaas oo aad
u dadalaaya waxaana leeyahay alaah hayd inla
garab galo, dadaalka aad ugu jirtaan wadankiina iyo
bulshadiinaba. Waxaan Qurba jo og reer soomaa
liland leeyahay, waxaanu anaguna idiin haynaa hadaanu
nahay dhalinta q oraalka ee joogta dal ka
gudihiisa, sharaf ,cisi,iyo soo dhawyn iyo hanbalyo,
anigu ka Nafi sa ahaan waxaan idin leeya hay ,dhamaan
Qurba jooga reer soomaaliland ,hanbayo,,hanb
alyo ,aad ayaad u dadaalaysaan halkaana kaga haya
dadaalkiina ,wadaniyadu ku dheeha n tahay ,waxanan
leeyahay inta aan da daalkaa ku jirineeyna, ku
dayda oo u halgama da lkiina hooyo, waxaan hadalkayga
kaga baxaya a:
Haybad
Waxaad KU Leedahay, Dhulkaaga Hooyo
Waana Lama Huraane, Hagar Li i,
Wax Ugu Qabo |

Qalinkii: Nafisa X.
Ciise Yusuf (kalgacal)
Sool,Sanag,Saaxil,Awdal,Togdheer,Maroodi
jeex ,Somaliland
Tell:4144151
Email:nafisasomaliland@hotmail.com |
|