TACSI
 

 

Cabdullahi Maxamed Cumar iyo Xaaskiisa oo deggan magaalada Bolton ee dalka Ingiri isku, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan; eheladii iyo asaxaabtii dadkii shalay oo bish ani ahayd 26ka, 2016 ku geeriyoodey shilkii foosha xumaa ee ka dhacay duleedka mag aalada Gabiley.

Waxannu Ilaahay ka baryaynaa in uu jannadiisa Firdowsa geeyo intii shilkaasi ku dhim atay, inta ku dhaawacantayna uu siiyo caafimaad iyo cimri dheer.

Waxa kale oo aannu Eebbe ka baryaynaa, in uu samir iyo iimaanba ka siiyo eheladooda - gaar ahaan iyo guud ahaanba dadka muslimiinta ah ee ay dadkaasi ka baxeen.
 

 


Allahayoow Aamiin....Aamiin