Baroordiiq
 


Cabdullaahi Maxamed Cumar iyo Xaaskiisa oo deggan dalka Ingiriisku, waxay tac si u dirayaan dhammaanba ilma Jaamac Samatar, ilma Ismaaciil Samatar, reer O bsiiye iyo dadweynaha reer Gabiley ee kala jooga daafaha caalamka. Iyaga oo k a tacsiyadaynaya, geeridii naxdinta lahayd ee macallinkii weynaa ee Cabdullaahi Jaamac Samatar oo ku geeriyoodey dalka Maraykanka.


Waxannu Ilaahay ka baryaynaa, in uu Cabdullaahi geeyo jannatul Firdowsa; dhammaan ehelada iyo asxaabtana Ilaahay Samir iyo iimaan ka siiyo.
 


Aamiin Allahoow