Cabdiraxmaan Cabdiqaadir xilka qaadistiisu waa fariin ku socota muuse biixi ogow in ay bari kuu soo socoto arintaa ina cabdi qadir

 

 


Waxaan ugu horayn halkan ka salaamayaa dhamaan shacabka somaliland meelkasta oo ay dunida kajoogan waxaan marka xigta salaamayaa shabakada caalamiga ah ee Timacade News, waxaan idin leeyahay dhaamantiin asc .


Marka xigta waxaan maanta qalinka u qaatay arinta foosha xun ee ka dhacday xisbiga Kulmiye oo ah xisbi xaakimkiii dhamaa ee dalka maamulayay oo ku kacay arin ka fog milg aha siyaasada iyo tan dimuqraadiyadaba waxaa maanta sida aad la wada socotaanba xilkii laga qaaday Gudoomiye ku xigeenki xisbiga kulmiye mudane Cabdiraxmaan Cabdiqaa dir oo ah masuuul lagu soo doortay shirwayne xisbi qaran taas oo maanta sifo sharci do ro ah looga qaaday xilkii iyada oo loo maray sifo sharci daro ah waliba lagu garaacay xis biga dhexdiisa oo loo adeegsaday arin awoodeed iyo ciidan cago juglayn .

Waxaan leenahay hadii aanu nahay jaliyada somaliland ee ku dhaqan wadanka UK, wax aan aad iyo aad uga xunahay waxaa ay ku kacday xukumadu oo ah arin aad iyo aad u f ool xun ,waxaanu laanahay waa in ay si dag dag ah wax uga qabataa arintaas oo loo so o noqdaa sharcigii iyo nidaamki u dajisnaa xisbiga oo ah arin ku qurux badan in si sharc iga waafaqsan loo maro oo aaan loo adeegsan cago juglayn iyo waxaan meesha oolin.

JALIYADA SOMALILAND EE WADANKA UK WAXAY ILAA MANTA IS WAYDIINAYAAN SUA ALAHAN OO AH MID RUNTII KA YAABISAY DAD WAYNAHA KU DHAQANWADANKAN UK .

YAA KU CEEBOOBAY MAANTA SHIRWAYNAHA XISBIGA KULMIYE ?
YAA KU FASHILMAY XISBIGA KULMIYE ?
SUMCADII XISBIGA KULMIYE MEEDAY MAANTA SHIRKA KADIB ?
YAY FARIIN U TAHAY ARINTA INA CABDI QAADIR LOO ADEEGSADAY ?
MA GUUL AYAA USOO HOOYATAY KULMIYE MISE WAA GUUL DARO ?


Kolay jawaabaha ay is waydaarsanayaan way cadahay in qof waliba uu garawsan yahay in ............


Ceebta ugu badan ee ka dhalaytay xisbiga kulmiye ay dusha ka saaran tahay madaxw aynaha somaliland iyo sida ay badheedhka u tahay ee uu garabka u soo saaray mid ka mid ah beeshisa.


Waxaa ku fashilmay meeshaa isna Muuse Bixii Cabdi ,oo isna dadka badankoodu u arka yeen inuu guul daraystay tanina ay tahay dhamaadka wakhtigiisa.


Sumcadii xisiga kulmiye oo maanta shirwaynaha kadib wixi lagu soo tabcayay 10 sana dood mar qudha dhulka gashay oo dhulka lagu siidaayay markii u dhacay afgambiga qab yaaladaysan .


Arinta ayay dadku isla dhex marayaan in ay fariin u tahay Muuse Bixi Cabdi ,oo ah nin ay ku socoto arinta ina Cabdiqaadir lagula kacay , taas oo isaga dib loogu dhigtay sana dka danbe,  in la jii jito sida ina cabdiqadir


Waa bilowgii guul darada xisbiga kulmiye, hadii arintan si dag dag ah wax looga qaban taas ooo ay ka siman yihin dhaaman shacabka somaliland ee ku dhaqan wadankan UK.
 

 

 

 

Caydaruus Farah
London,UK