CAABUQ AAN HADHAYN IYO CUDUR HAYGU BEERINA CARRUURTAYDA SUGI KARA

 


1.
Carceerada tartamayoow afka cay ha laga jiro   iyo  cilad qabiileed

2.Cudur haygu beerina carruurtayda sugi kara

3.Cisho weeyi duniduye camal iiga taga wacan ooy ku cibro qaataan cadawgani hareeruhu

4.Culimadayda diintaay,cuqaashayda nab adaay, ciro olahayga taliyoow, curdin kayga korayaw,cadradaha haween kaay,ayaan codkaagu kugu noqon ciirsila sideedii ,qaranimada eegoo qoys haysku raacina

5.Cududeena xoogoow,ciilbaxayga nolo shoow ciideena hoy jira

6.Curdinkeenan korayee cago adag ku taa gnayn ciyaar ciyaar ma gali karo iyo cago juglayn kale

7.Cawo iyo ayaan dhalad ayaa caynkan heli kara cesho oo ha sii dayn caadil baaku siiyee

8.Caqligaan wanaag talin waa curyaamin joogto ah iyo cadawga faraxii

9.Cirku uuma soo da'o ninkii aan caruu rtiyo caamaha an dhawrayn ee cadhooda ee taga

10.Cadhadood ku raagtaan waa camalo shaydaan iyo cidlo ku gaarufo.
 


 

 

 

ABDIRAHMAN IBRAHIM BOUH
LEICESTER UK