OGEYSIIS  OGEYSIIS

 


Dhamaan Shacab waaynaha jamhuuriyada somaliland ee ku dhaqan Edeg Great Britain, waxa la Ogaaysiin in Xafladii soo dhowaayn ta ee gudoomiyaha guud ee Xisbiga kulmiye ahna musharax a madaxwaayne nimo ee JD Somaliland.Mudane Muuse Biixi Abdi,In aay soo wada qaban qaabiy een labada laamood ee Bristol city iyo Cardiff city.

Xafladaas oo ka dhici magaalada Bristol city.

Waana mid lagu xog iyo xaalad warsan , Musharaxeena Mudane Muuse Biixi Abdi .

Hadaba dhamaan laamaha UK iyo inta jacel Xisbi Xaakin ka somaliland, waa in aay si xushmad iyo tixgelin leh uga soo qaayb galaan xafladaas.

Goobta, wakhtiga iyo taariikhduna waa.

12/10/2016 .

Maalintuna waa Arbacad.

Saacaduna waa 6pm ilaa 12am.

Goobtuna waa.
Mercury Bristol Grand hotel Broad Street Bristol BS1 2EL.

Fadlan : Aaynu dhoowrno wakhtiga.

Allaa mahad san idil keed iska leh.

Waad mahad san tihiin.

Wabilaahi tawfiiq.

Soo gudbiye: Gudoomiyaha laanta Xisbiga kulmiye ee Bristol city.

Waxaanu qoray.

Abqore Faysal Xasan Saadle.
Afhayeen ka laanta Xisbiga kulmiye ee Bristol city.