BOOBE Y DUCALE wa mujaahidiintii dalkan uso halgamaya e calanka madaxtooyada dusheeda ka lulaneya taagay.

 


Maanta waxan qalinka iyo warqada isu duldhigay inaan qoraalada waxku oolka ah e qoraaga we yn e mujaahid BOOBE YUSUF DUCALE musalsalka inooga dhigay an fakarkeyga ka dhiibto iyo sidan u arkeyo wa qoraalo taaridha somaliland galin doona mustaqbalka, runtii haddii aynu isweydiin BOOBE YUSUUF DUCAALE wa kuma, BOOBE wa mujaahid,wa halgama, wa hal abuuro, wa xalaal quu te midigtiisa dhuunigiisa kuso saarta, wa geesi an libiqsan maalinta ay u daran tahay, wa qoraa caana o ismaqlay, wa aqoon yahan cilmi iyo aqoon kufilan leh oo eebahey ku maneystey, wa wiil kuso barbaaray gurigii hooyadii Xaaji Cabaade Xaji Abokor iyo aabihi Yusuf Ducaale, wa nin an waligii cuqda iyo xaqdi iyo xaasidnimo midna habeen kuseexan, wa nin dhalasho ahaan iyo dhaq an ahaan ba ka so jeeda Dooxa Hargeysa..kuna abtirsada somaliland...

Runti sababta abwaanadu suugaanta uu tirshaan wa jeelba jeelkale u ka danbey ha ka dhaxlo, w axa sugaanta lo cuskada ama lagu dabaqaa kolba xaalada jirta, ninka suugaanta xafida ama key dsada wu ka aftahansan yahay qofka caadiga ah e an sugaanka xafidi karin, BOOBE wuxu qoraal adiisa u adeegsanaya hibadii u laha suugaan xafidka e wu ka dhexlay saaxiibadii iyo abwaanadii jiilkiis aha sida saaxiibkii Mohamed Xaashi Dhamac Gaariye, iyo Mohamed Ibrahim Hadraawii.. qoraal an sugaani ku lifaaqneyni qoraal maaha sugaantu cidii doonta ba ha tirise wa dhaxal aynu leenaay o loo baahan yahay in aynu ka faa'iideysan BOOBE taaasu goraagii somaliyeed odhan u ku dhaafay islamarkaan qoraaladiisa loo jeceysta macan iyo dhandhanka eryada iyo suugaanta wanaagsan e miiduka dayso e u so qaato marwal o u qoraal qoreya ba. Qoraal an suugani ku jirin iyo taarikhi wa cunto an milix laheyn,abwaankaste o suugan curiyaan sababta u sugaantiisa u curineya wa in suugantiisu noqota mid taarikhda gasha o la xusuusto islamarkan qoraalada lagu xuso.

Ilaahey naxariistii jano ha ka waraabiye wuxu abwaan Gaariye intii u xanuusaneyay e u dalkan NORWAY xanuun jiifka u ah iga wareysan jirey mujaahid BOOBE Y DUCAALE marwalban wuxu is oo fari jirey in an ku salaamo maanta BOOBE INU SUGAANTA SAAXIIBKII QORAALADIISA U CUSK ADA WA MID WAAJIB SAARAN AH WAANU SABABTA U ABWAAN GAARIYE U JECLA MUJ BOOBE sida qiimaha leh o u suugantiisa u ururiya ino so bandhigo..

Ann so daadago ujeeda qoraalkeygan iyo sababta igu kaliftey in an fakarkeyga ka dhiibto qoraa lada qiimaha badan e ka so burqamaya qoraaga weyn e BOOBE, waxan u adkeysan waayay farii fduumihi mujaahid BOOBE qoraaladiisa wax ku oolka ah inoogu so bandhigay, wuxu mujku daboolka ka qaaday xaqiiq iyo xumxum jirtey o dadka inta badan shaki kaga jirey, wuxu mujku kor iyo hoosBA qoraaladiisa inoogu xusey xaqiiqda ka jirta guriga madaxtooyada JSL IYO WAXA KA SOCDA..

Waxan xusuusta xiligii xanuunka badan e kacaankii kaligii taliska aha dalkeena xukumayay e Say id Bare madaxweynaha u aha waxa maamulkiisa caado u aheyd inu mas'uulkaste o dawladiisa masab wasiirnimo ka ahaya ba la hoos geyn jirey agaasime beeleysan oo reerkiisa ah si u shaq ada uga barto wasiirku marka hayo marka uu iskuulkaasi kaso qalin jabiyan isaga loogu wareejiy o wasaaradaasi si heer wasiir loo gaadhsiiyo.

Waxaynu ogeyn ama la soconey intii ila da'aheyd ama iga rooneydba inu mudo ba Cabdiraxmed BUDHBUDH oo ay walaalo aheyn Sayid Bare, iyo Mohamed Xaashi Cigaal oo isna isku jifo hoose aheyeen labadood ba si dadban loo geyay wasaarada arimaha dibada si wax lagu baro, wasiirku na wuxu aha xiligaasi Cumar Arte Qalib, waqtigaasi Cumar wuxu u arkeyay labadaasi agaasimay aal wasaarada loo so igmaday shaqaale caadiyah lkn muu ogeyn in xilkiisa wasiirnimo in loo igman doon mustaqbalka dhawo oo ay yihiin ardey isaga wax ka barneysa

Waxa maanta taasi ka dhigan oo aynu qoraaladii wax ku oolka ah ee mujaahid BOOBE Y DUCAALE inooga bidhaamay ama inooga iftiimay in agaasimaha wasaarada warfaahinta loo keenay ARDEY an waligii so mari shaqo dawladee, waxase inta ba ka si darnaa wasiiradii keenay oo dhawr jeer suuqa HARGEYSA dhexdiisa kuwareystey wasiir BOOBE kana wareystey xaaladii inanku kusugna yahay iyo sida ay waxbarashdiisu tahay taasin wa xusuus mudan in aynu dib u xuusan habkii foosha xuma ee kacaanka afweyn isticmaal jirey o maanta dalkeeni la doonayo in sidii afweyne loo maamulo wasaarada aha wasiirkastena la hoos geyo ardey wasiirka mustaqbalka noqo la' habdhaqnkaasna wa nasiib daro,,,wa fariimihii iyo xogtii qiimaha leyd e anu ka faa'iidney qoraal ada taxanaha ah e mujaahid BOOBE Y DUCAALE weeyi

Haddaba BOOBE Y DUCAALE wa kuma runtii qoraalkeyga kor baan idinku so xusay BOOBE ku yah ay, lkn waxan maamulka madaxtooyada u sheegaya xog aney wali heyn RUNTI BOOOBE maaha wasiir idin yimid o ad shaqo siiseyn o ad erideen, BOOBE maaha wasiir reernimo ku yimid o ad erideen, BOOBE maaha wasiir ad u cago jogleyn kartan o dhabarka sii jeedin doona, BOOBE wa mujaahid uso halgamay dalkan iyo calanka madaxtooyada ka babaneya ama lulaneya o an dhayal iyo fudeed midna lagu ceydhsan karin, Boobe maaha nin sita baasabor yurubiyan aha o dalka ka baxaya ama ka carareya wa mujaahid ku dhameysan noloshiisa iyo sharaftiisa iyo karaamadiisa dalkiisa hooyo.

Waxan maalmahan ba maqlaya oo an arkeya qoraalo maalin ba nin magaciisa laguso qoreyo ama lagu so saxeexayo, waxan arkeya rag maalin ba mid la so adeegsanayo inu qoraal jacbur ah o been abuuri iyo garabtaabasho ku dheehantahay loo so dhiibayo, intaaba maaha BOOBE NIN UJOOJINEYA taxaanaha u shacabkiisa iyo dareenka shacabka xalaasha ah ugu talo galey, BOOBE sidii u qoriga u ridayay ayu qalinkan ugu duraya wixi kharibnaa ee u mudadii xilka kumeel gaadha ah haya u kuso arkey beerta madaxtooyada e waxwalba laga heli karo, beerta markaan leeyaha waxan ula jeeda beerta ama beeraha geedkaste o baxa wa laga heli kara sidaasa madaxtooyadeena looga heli kara dadbadan o kala wada ujeedo leh oo magacan guudan somalilander ku sheeganeya hoostan dhuxul danbas huwan ah...



Waxan kuso gababgabeynaya qoraalkeyga mujaahid aha daalin, qalinku wa hubka daran dooriga u dhaca e isbadalka iyo kacadoona shacabka hogaanshe ha daalin...qoraalada la so adeegsanayo e maalin ba qof caamo ah laguso saxeexaya waxba u dhimi maayan qoraalada wax ku oolka ah e mujaahid BOOBE Y DUCAALE


GUUL BAAN U RAJEYNAYAA DHAMAAN SHACABKA SOMALILAND MEEL AY JOOGAN BA
 

 


Omar Darood Hassan

NORWAY