Bismilaahi raxmaani raxiim ascww CIID MUBAARAK





DHamaan umada musimka meel aad joogtaanba ciid mubaarak sanad wacan oo khayr qaba

anigoo ku hadlaaya magaca ururk haldoor iyo magacayga gudoomiyah ururka dhalinyarad

haldoor waxaan dhamaan xubnaha ururka ku hanbalyaynaa sida wayn ee ay uga qayb qaateen

kaaalmada danyarta dalkeena ku nool



Waxa ururku in mudo ah k qayb qaadanaayay taakulynta shacabka reer soomalilnd

deeqdan isugu jirta raashinka iyo dharka ayaa ah tii ugu danbaysay ee ururku gaadhsiiyy

xarunta darbi jiifka MUSTAQBAL

bariis, daqiiq baasto iyo dharba waxa agaasimha ururka mudane deeq cismaaan gudoonsiiyay

gudoomiyha ururka darbi jiifka marwo luul xasan mataaan

Sidoo kale waxa agaasimuhu gudoonsiiyay deeq qoys danyara oo ka mida bulshada ururku caawiyay



Waxa ururka ka go,an in aanu hiil iyo hooba la garab taaganahay danyarta ku nool dalkeena

ka gudoomiye ahaaan waxaa iga go,an inta aan xilka aan hayo inaaaan naftayda iyo maalkayga

iyo waqtigaygaba u huro shacabka reer sooomaaliland gaar ahaaan kuwa danyarta ah.



Waxa kaloo aan mahad naq wayn u hayaa dhamaaan shacabka ururka la shaqeeya ee maalkooda u hura

danyartooda mar walbana la garab taaagan kaaalmo iyo mucaawimo

sidoo kalana waxa amaaan gaara iska leh oo aan ku hanbalyaynaya xubnaha maamulka ururka

oo waqigoooda u huray shacabkooda mar walbana uheeelan inay gar gaar u fidiyaan danyarta



Deeqdan ururku waa mid soconaysa waana mid aanaan ka daalahyn inta aanu xilka ururka hayno

ee aanu u adaygayno waaayo shacabka reer sooomaliland ayagaa noo doortay inanu ayaga matalno

xilkana u hayno angana waxa nagu waaajiba inaanu siduu yahay u gudno



GUDOOMIYAHA URURKA DHALINYARADA HALDOOR

siciid cabdi dheen

dheen12@mail.com

london uk