Birmingham West Midlands

 


Xaflad balaadhan oo lagu taageerayo murashaxnimada Mujahid Muse Bixi Cabdi iyo Ca bdiirahman Saylic, oo loo doortay musharaxnimada madaxweyne iyo ku-xigeenka door ashada 2017. 

Hadaanu nahay Guidida Fulinta ee Xisbiga laantiisa West Midlands, dhammaan Guidida iyo taageerayaasha Xisbiga ee Birmingham, waxanu si sharafleh u codsanaynaa uuna iclaaminaynaa in aay ka soo qaybgalaan dhammaan taageerayaasha xisbiga ee West Midlands Xafladda lagu qabanayo Birmingham bisha 27/12/15 oo Axada saacadda 5:00 (pm) galabnimo.

Xafladaas oo ay ka soo qayb galayaan marti sharaf badan oo ka socota gudaha iyo d ibaddaba,


Cinwaanka Hallka waa :

Regents Park Banqueting hall
Small heath
Birmingham
B10 0QP


Gudoomiyaha laanta xisbiga West Midlands (Abdikhaliiq Mohamed Sheikh Osman)
La soo xidhiidh Fariid Tel: 07878227321 ama Abdi Jaaqur -07759367868 ama Mohamed Murid 07701381316