Madashan Oo Ahayd Kulan iyo Hadhimo Sharafeed ayaa Waxaa kasoo Qeyb Galay Gudoomiyaha Xisbiga ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye,Hogaanka u sareeya,Xubno Ka Mida G olaha Wasiirada Ee Xukuumada ,Aqoonyahan,Salaadiin,Cuqaal,Dhalinaro,Haween iyo Marti Shar af aad u Tiro Badan Oo Ku Labisnaa astaanta Labada Midab Ah Ee Xisbiga Guusha iyo Horumark a Kulmiye. Dadweynaha Madashan kasoo Qeyb Galay Ayaa iska Daba Maray Taariikhda
Beeshan iyo Xisbig a Kulmiye Ka Dhaxeysa iyagoona Dhamaantood
iftiimayay in ay Cod iyo Cududba La Garab Taag an Yihiin Xisbiga
Kulmiye Guushiisa iyo sidii uu Mar Labaad u Hanan Lahaa Hogaanka
Dalka
Cuqa asha iyo Salaadiinta Beeshan ayaa Geestooda Cod Dheer Ku Sheegay
in Dhamaan Beeshani ay Ku Daba Faylayso Madaxdhaqameedkooda iyagoona
Dhayda ka Cadeeyay in ay u Codeynayaan Muuse Biixi Cabdi iyo Xisbiga
Kulmiye
Xubnaha Golaha Wasiirada ee Beeshan ugu Jira Xukuum ada ayaa Beesha
Haashin Abokor Ku Amaanay Sida ay Xisbiga gu GarabTaagan Yihiin
Guushiisa iyagoona u Mahadnaqay.
|