Beesha Cabdala Sacad oo Maanta Doortay sul; Cabdilaah Cabdi xasan oo
Noqondoona Suldaanka Beeshaas

Hargaysa (TNN)- Waxaa maanta magaalada Hargays lagu doortay Suldaan
C/laahi Cabdi Xasan oo ay soo doorteen beeshaa Cabdala Sacad .Doorashada
Suldaanka oo ka dhacday Hotel Kasalo oma ,ee caasimada Hargaysa ayaa
waxaa ka soo qayb galay Cuqaasha,Odayaash a,Salaa diinta,
Waxgaradka,Siyaasiyii nta, Aqooyahaniinta BeeShsaasi oo dhamaantood
is ku raacay inay door ataan suldaan C/laahi Cabdi Xasan oo
noqondoona suldaanka beesha cabdala sacad oo dhan ,w axayna
munaasibadaa doorashada ka hor akhriyeen qodabada lagudoortay
suldaanka cusub ee beesha ku waas oo dhamaan toodba ogoladay
shuruudaha lagu dooranayo suldaanka.
Waxayna dhamaantooba islaqaateen doorashada suldaan Cabdilaah Cabdi
Xasan inuu noqdo S uldaanka guud eebeesha cabdala sacad,waxaanay
sheegeen inaanay hore u lahaan jirin wax Sul daana ,oo isagu matala
beeshs maanta dooratay sul;C/laahi Cabdi . Waxa ,aan lamudayin mudad
a uu qab soomayo caleema saarka suldaan C/laahi Cabdi Xasan oo
maanta lagu doortay magaal ada Hargyasa.
Source: Waaheen
|