Beerkii ayaa na cadaaday
Hamud Duale

 


Xalay, oo aan ku sugnaa cawska sabtiyada, Huteelka Somalida ee Nomad, Beer kii ayaa na cadaaday. In uu qosol nala caadaday, in uu qiiro nala cadaad, in uu abbahay goblan nala caddaaday, iyo in uu jibbo nala caddaaday, kala soco TV-yada Somalida ee taga iyo tayada xun.

Xaflad dad tiro kooban, oo Gabiley ka soo jeeddaa isku yimaadeen, waxaa lagu qorsheeyey mashaariicdii uGu tirade badnayd abid, uguna balaadhanayd, mud do ka yar laba saacadood gudahood, islamarkaana la fuliyey. Mashriicdii qaarb aaba is jiidhay. Qorsha beeleedyada iyo dhagax dhiga dawladdu, waabay isku itaal. Waa innagu kiciya; labaduba.

Maadaama dadku tiro yaraa, qof waliba wuxuu haad u helay mikroofaanka. Qof waliba ceesaantii ayuu ceel keenay. Waxaa loo wada hadlay si afkay banaan a h, si hortay banaan ah.

Cawskaasi waxaa foodsaar looga dhigay soo dhaweynta iyo sagootiska Gobolk a, magac u yaalka ah, ee Gabiley.