Bayaan Ay Soo Saareen Beelaha AlaMagan, Abokor Cumar iyo Bah Cibraan (Habar Jeclo) Ee Qurbojooga Iyo Somaliland Oo La Xidhiidha Musharixinta Kulmiye

 


Hadddaanu nahay Beesha Gaashaanbuur Abokor Cumar iyo Alamagan iyo Bah-cibraan, shir aanu ku yeelanay magaalada Burco maanta oo taariikhdu tahay 21/08/2008, oo ay ka soo qayb galeen ilaa 250 xubnood oo isugu jira aqoon yahano, odayaal, culimaa`u-diin iyo waxgarad kale oo aanu kaga arrinsanay dhacdan ku soo korodhay Beesha oo ah is sharaxaadda Maxamed Cali Xirsi, waxaanu ka soo saaray bayaankan soo socda:

Haddaanu nahay beelahaas kor ku magacaaban waxaanu halkan ku caddaynaynaa in Musharaxa Maxamed Ali Xirsi oo Beeshayada ka dhashay aanaan wax lug ku lahayn muharaxnimadiisa hore Iyo danbaysaba.

Annaga waxaa naga go`an in aanu taageero go`aamadii beelaha H/jeclo ee Gar-adag iyo midnimada H/jeclo. Waxaanu u aragnaa inay ka danbeeyaan cid burburinaysa midnimada H/jeclo.

Sidaas daraadeed inankaasi kama socdo Beesha uu ku dhashay, mana teegaarsanin, si adagna waanu uga soo horjeenaa. Cid kasta oo taageerta ninkaas isasoo sharaxay hadday yihiin beelaha Somaliland iyo xubnaha golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye waxaanu u aragnaa cid ka soo horjeeda go`aankii Beelaha H/jeclo iyo horumarka qaranimada Somaliland, waana godob arrintaasi.

Go`aankan waxaa isku raacsan dhamaan saddexda reer oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa.
Jaamac Diiriye Raan (Guddoomiyaha Reerka
Gudaha
1) Jaamac Diiriye Raan (Guddoomiyaha Reerka
2) Faarax Xasan Jagac
3) Jaamac Warsame Xirsi
4) Ibraahim Maxamed Bile (Jaaquur)
5) Jaamac Faarax Cigaal
6) Cali Maxamed Jibriil
7) Dr. Cabdi Yaasiin
8) Ismaaciil Maxamed Axmed
9) Maxamed Cismaan Faarax
10) Cismaan Axmed Nuur
11) Maxamed Xasan Nuur
12) Faarax Axmed Nuur
13) Cali Cabdi Faarax
14) Cabdi Axmed Maxamuud
15) Axmed Maxamuud Cabdilaahi
16) Maxamed Xasan Jaamac
17) Faarax Cali Cabdi
18) Keyse Xasan Jaamac
19) Cabdi Maxamuud Hurre
20 Axmed Cabdi Jaamac
21) Xasan Maxamuud Faarax
22) Cali Cabdi Cali
24) Maxamed Jaamac Cabdi
25) Khadar Ismaaciil Cabdillaahi
26) Cali Xasan Cali
27) Maxamed Cabdillaahi Aadan
23) Iimaan Cawil Xuseen
28) Ibraahim Xuseen Xasan
29) Maxamed Ibraahim Xuseen
30) Cali Cawil Xuseen
31) Cabdillaahi Cawil Xuseen
32) Cabd Cismaan Axmed
33) Xuseen Maxamuud Xayd
34) Maxamed Ismaaciil Cabdillaahi
35) Axmed Maxamed Axmed
36) Maxamed Muuse Yuusuf
37) Maxamed Xasan Kaarshe
38) Axmed Xuseen Axmed
39) Xirsi Cismaan Axmed
40) Siciid Cabdi Faarax
41) Cumar Cabdi Faarax
42) Ibraahim Jaamac Cabdi
43) Bashiir Jaamac Cabdi
44) Siciid Jaamac Cabdi
46) Cawil Jaamac Dhiif
47) Xasan Cabdi Ismaaciil
48) Maxamuud Jaamac Diiriye
49) Siciid Cawed Nuur
50) Aadan X. Cali X. Maxamed
51) Faarax Axmed Xasan
52) Cabdi Ibraahim Maxamed
53) Axmed Ibraahim Maxamed
54) Maxamuud Jaamac Axmed
55) Jaamac Ibraahim Cismaan
56) Jaamac Axmed Xasan
57) Maxamed Ibraahim Xuseen Sanyare
58) Axmed X. Faarax Oday
59) Maxamed Cawed Nuur
60) Ibraahim Jaamac Nuur
61) Cabdi Maxamed Cabdillaahi
62) Maxamuud Maxamed Cabdillaahi
63) Maxamed Jaamac Cali
64) Ibraahim Jaamac Cali
65) Axmed Jaamac Cali
66) Deeq Xuseen Ibraahim
67) Maxamuud Xuseen Ibraahim
68) Yuusuf Jaamac Danaaki
69) Maxamed Jaamac Cabdillaahi
70) Axmed Maxamed Jaamac
71) Maxamuud Maxamed Jaamac
72) C/qani Maxamed Jaamac
73) Nuux Maxamed Jaamac
74) Cumar Cali Cismaan
75) Deeq X. Aadan Xadhkaale
76) Maxamed Cali Geelle
77) Khadar Jaamac Garbiye
78) Maxamed Jaamac Garbiye
79) Jaamac Ibraahim Xuseen
80) Axmed Faarax Daahir
81) Cabdi Baashe Faarax
82) Cabdi Baashe Xasan
83) Ibraahim Xuseen Axmed
84) Jaamac Xuseen Axmed
85) Cali Jaamac Axmed
86) Axmed Cismaan Axmed
87) Mahad Cawil Xuseen
88) Yuusuf Calas Cismaan
89) Amed Yuusuf Calas
90) Cali Abokor Calas
91) Maxamed Yaasiin Carab
92) Muuse Cumar Gamuute
93) Axmed Xasan Cabdilaahi
94) Maxamuud Maxamed Xasan
95) Faarax Maxamed Xasan
96) Cumar Maxamuud Maxamed
97) Cabdi Muuse Cumar
98) Sagal Cabdi Maxamuud
99) Aadan Maxamuud Cawaale
100)Saleebaan Aaan Maxamuud
101) Khadar Baashe Faarax
102) Khadar Yaasiin Daahir
103) Faarax Guyuc Axmed
104) Aadan Maxamed Axmed
105) Khalif Maxamed Axmed
106) Maxamed Cali Cabdi
107) Siciid Cabdillaahi Fiish
108) Khadar Xasan Cali
109) Nuur Cismaan Axmed
110) Xuseen Axmed Nuur
111) Cabdi Xasan Kaarshe
112) Cabdi Jaamac Fly
113) Cabdillaahi Jaamac Warsame
114) Khadar Yaasiin Daahir
115) Saxardiid Yaasiin Daahir
116) Siciid Yaasiin Daahir
117) Garaad Cawed Nuur
118) Khadar Xasan Jagac
119) Cabdi Ibraahim Yool
120) Maxamed X. Aadan Xadhkaale
121) Siciid Cabdi Jaamac
122) Aadan Cali Yaasiin
123) Cabdi Maxamed Aroos
124) Axmed Xasan Camale

Liiska Qurba Jooga

1) Xaaji Xasan Xaaji Cabdillaahi

2) Yusuf ismaciil Cali

3) Xaaji Siciid Muxumed Geele

4) Cismaan Aadan Hawd (Badawi)

5) Yaasiin Cawad Shabeel

6) Xasan Cismaan guudcade

7) Faarax Xuseen Axmed

8) Maxamuud Cabdi Jaamac

9) Cilmi Aadan Jaamac

10) Siciid Jama Cumar

11) Cali Xiiray Carab

12) Xuseen Garbiye

13) Xuseen Siciid Jaamac Farabadane

14) Cali Xuseen Carab

15) Cabdiraxman Cismaan Guudcade

16) Aadan Xirsi Faarax

17) Cabdicasiis Xasan Jaamac

18) Aabi Cali Yare

19) Yaasiin maxamed Keli

20) Ibrahim Cabdillaahi Adan

21) Jaamac Maxamed Keli

22) Axmed Yusuf Ismaaciil Cali

23) Maxamed Ismaaciil Jawle

24) Mukhtaar Cabdi Ismaaciil Cali

25) Cabdi Yuusuf Ismaaciil Cali

26) Cabdi Faarax Ismaaciil Cali

27) Yaasiin Cilmi Aadan

28) Mustafe Cilmi Aadan

29) Faysal Nowriish

30) Maxamed Nowriish

31) Dr Cali Keli

32) Foosi Cuguf

33) Axmed Maxamed Aadan

34) Iiraani Cali tooxyare

35) Cawil Aadan Ismaaciil

36) Mustafe Yuusuf Ismaciil Cali

37) Xasan Cawad Cabdi

38) Cabdi Jaamac Cismaan

39) Maxamed Xusseen Garbiye

40) Maxamud Xuseen Garbiye

41) Ibraahim Maxamed Keli

42) Axmed Jaamac Garbiye

43) Cabdi Garbiye

44) Mustafe Maxamed Keli

45) Fu’aad Maxamed Cali (Darwiish)

46) Cabdicasiis C/raxman Cismaan

47) Cali Aadan Ismaaciil

48) Cabdi aadan Ismaaciil

49) Maxamed Ibrahim Xuseen

50) Hamdi Ismaaciil X.Aadan

51) Rashiid C/laahi Yare

52) Cali Siciid Xassan

53) Cabdi Ibrahim Maxamed

54) Maxamed Cismaan Aadan (Badawi)

55) Idiris Aw-cali

56) Muse Seeteeye

57) Cabdillaahi Garbadhige

58) Xamze Maxamed Ismaaciil

59) Abokor Cali Talyaani

60) Jaamac Yusuf Ismaaciil

61) Maxamud Xafiyaan

62) Maxamud Xersi Barre

63) Cabdi Xafiyaan

64) Cabdiraxman Maxamed Aadan

65) Maxamed Ibraahim cawad

66) Axmed Cali yare

67) Cali Cismaan Xasan ( Jagac)

68) Cabdi Shoodhe

69) Cali Jaamac Diiriye

70) Yusuf Jaamce diiriye

71) Cali Jaamac Dhiif

72) Cabdillaahi xasan Jagac

73) Cabdi Yaasiin Daahir

74) Mustafe Cabdiraxman Cismaan

75) Maxamed Ismaaciil Jawle

76) Maxamed Cumar X.Aadan

77) Cabdi Maxamuud Cawale

78) Maxamuud Bide Cali

79) Faarax Xuseen Axmed

80) Yuusuf Ibraahim Cismaan

81) Cabdirisaaq Jaamac Cali

82) Cabdilaahi Cismaan Axmed

83) Maxamed Ibraahim Axmed

84) Axmed Cabdi Jaamac

85) Maxmed Jaamac Dhiif

86) Aadan Jaamac Dhiif

87) Cabdilaahi Nuur Cabdi

88) Ismaaciil Nuur Cabdi

89) Ibraahim koocad

90) Cabdi Xuseen Cismaan

91) Iimaan Xasan Jagac

92) Axmed Ibraahim Xuseen

93) Maxamed Cabdi Ismaaciil

94) Cawil Siciid Jaamac

95) Khadar X. Aadan Jibriil

96) Cabdi Khadar X. Aadan

97) Cabdi shakuur Cawil Siciid

98) Cabdiraxmaan Jaamac Cali

99) Liibaan Faarax Xuseen

100) Raage Maxamuud Cabdi

101) Rooble Maxamuud Cabdi

102) Cabdiqaadir Maxamuud Cawed

103) Cumar Jaamac Ibraahim

104) Suldaan X. Aadan Jibriil

105) Jaamac Cali Maxamed

106) Cabdi Abokor Calas

107) Maxamuud X. Aadan Jibriil

108) Siciid X. Adan Jibriil

109) Maxamed X. Adan Jibriil

110) Xasan Warsame Nuur

111) Cabdilaahi Warsame Nuur

112) Cabdi Maxamuud Cawaale

113) Siciid Cabdilaahi Axmed

114) Cumar Cabdilaahi Axmed

115) Siciid Xasan Jaamac

116) Gorgor Xirsi Ismaaciil

 

 

Source:Somaliland.org