Badhasaab, Maxamed Axmed Aw Cabdi waxay reer Gabiley ku xusuusan doonaan gobal dhisan iyo dad mideysan

 

Badhasaabka Gabiley Maxamed Axmed aw Cabdi wuxuu wakhtigii uu xilka hayey kasbaday  qalb iga iyo quluubta shacabka gobalka oo dhan. Wuxuu noqday halyey ka horomariyey gobalka  dhi nac kasta.

Maxamed Axmed Aw cabdi waxa lagu xustaa inuu ahaa nin odey laftiiya oo waxgarada oo  midn imadii reer Gabiley sii adkeeyey, waxaanan Arabsiyo u naqaanay isaga iyo Mr Badde inay yihiin Sheekh Muxumed Warsame iyo Sheekh Muxumed Gaboobe ee sabankan.

Mudane Maxamed Axmed Wuxuu shacabka goor walba uu ku dhiiirigalin jiray in midnimada iyo wax wadaqabsigu yahay furaha horumarka, dadka wuxuu ku waaaniyaa inaanay waxba sugin hayahaha Ajaanibkaa, oo xitaa isticmaalaan shinida wadanigaa ee beeraha, oo ay ka  foojignaa dan waxan dibada laga keenayo.

Ninka badali doonow ogow waxaad kabihiisii inaad buuxiso lagaa sugayaa nin culus oo hantay  q albiga dadka gobalka yar iyo waayeelba. ee noqo mid midnimada dadka dhawra oo horumarka gobalkana halkaas ka sii wada.

Reer Gabiley weykugu hanbalyeynaan Mudane Maxamed Axmed hawshii qaaliga ahayd eed  gob alkeena ka qabtay, waanan ognahay meelkasta oo aad joogto inaad Gabiley u maqan tahay. Waana hubaal siyaasada dalkana inaad mustaqbal weyn ku leedahay.

 

 

 

 

Maxamed Xasan Axmed
Arabsiyo  Gobalka Gabiley