Baasaborka Somaliland oo
10 wadan ay Aqoonsadeen
Qofka haysto Baasaboorka Somaliland ee doonaya inuu u safro dalka
Zambia uma baahna VI SA (Dal-ku-gal), wuxuu joogi karaa Visa la’aan
dalka Zambia muddo dhan 30 maalmood, hadd ii uu yahay ganacsade, 90
maalin ayuu joogi karaa haddii booqashadiisa tahay Dalxiis.
Website-ka Wasaaradda Arimaha Dibadda Zambia ayaad daabacay Warbixin
ku saabsan in ay aqoosan yihiin Basboorka Somaliland.
Haddii aad doorato Baasaboorka Somaliland ee “Ordinary Passport”
waxaa kuu soo baxaayo “You are exempted from VISA” oo micnaheeda
yahay inaan lagaaga baahneyn Dal-ku-gal.
Sida Maamulka S/land ay sheegeen Dalalka aqoonsaday Baasaboorka
Somaliland ayaa noqo nayo 10 dal kuwaasoo kala ah:
1- South Africa
2- Ethiopia
3- Djibouti
4- Belgium
5- United Kingdom
6 – France
7- South Sudan
8- Kenya
9- UAE
10- Zambia
|