BAAQ TAGEERO IYO CADAYN AH

 


 

Marka hore waxaan salamayaa dhamaan Timacade Groub iyo hawl wadeenada sharafta leh.
Iyo dhamaan umadda reer somaliland . Halkan waxaan kusoo lifaaqay Baaq iyo taageero ,

BAAQ SEDEX GEESOOD HA, KUNAWA WAJAHAN BEEL WAYN TA SUBEER AWAL.

1-Anigoo ku hadlaya magac dhalinta iyo waayeel ka Beesh subeer Awal ee ku dhaqan S.Ar abia, waxaaanu si wayn u cadaynaynaa, inaau taageero buux la garab taagan nahay Mujha aid Muse Bixi Cabdi.

2-Waxaan si wayn u cambaaraynaynaa, goaan kii Guurtida ka soo yeedhay, uu Sulaimaan D abada ka riixayay. Waxaan leenahay, Gartaa lama qaadin, waa godob, taariikh da gali doon ta.
Waxaan halkan baaqayaa, Beeshu inay ka tashato, Xusbigii Kulmiye.

3-Waxaan halkan ka cadynaynaa, Niman ka xilal k aka haya Dawlada Somaliland, anigoon ka la reebin, waxay ku sifoobeen, niman ku ilaashanayaa, kursigooda oo kaliye. Reer kana kuma matalaan shaqadooda, waa niman shaqaale ka ah Dawlad. Anagu maanaan diran, na mana matalaan dhamaan tood. Markaa Dawladu ha ka waan tawdo, Shirar ka lagu hawlan yay, ee reer ka dhex diis ah.


4- Waxaanu kula dardaar maynaa umad da Reer Somaliland, guda iyo dibad ba, inay ilaashad aan nabad galyadooda. Waana hantida qudha eenu haysanno maanta.


Ahmed Abdillahi yassin
Ahmed. H. Hussein
Adam Sulub.
Khadra Daahir
Faysal xussien
Muse farah
Saciid Abdi dheere



Waa bilaahai wawfiiq

Abdulkhaliq Mohamed