Dhamaan Gudiga Fulinta Xisbiga Waddani ee magalada Shefffield taageerayaasha Xisbiga Waddani Iyo Weliba xubno Ka tirsan gudiga fulinta ee Waddani UK ayaa xalay 26/9/16 u soo jeediyay Dham aan Beelaha Walaalaha ah ee dirirta macno darida ahi ku dhex martay degaanka Ceel Afweyne ee Gobolka Sanaag Baaq Nabadeed. Waxaanay ugu baqeen in nab ada wada dhalshada isku Dhiig ah ay Ilaa liyaan wixii xur guf ah ee shaydaan u hadoodilayn ay iska naaraan . Waayo dadka iyagaa is ka xiga isku dhalasho Iyo degaan ah Waa in Aqliga aqoonta Iyo garshadu ay shaqeysaa . Qorigan Iyo colaadan ugubka ku ah degaankan ay ku bedel aan walaalnimadoodii hore. Ugu dambeyntii Wa xaa halkaas Baaq taageero ah ay u direen Bahweynta Xisbiga Waddani goaankii ay qaateen mad axda Xisbiga ee ahaa xukun kii maxkamada sare ee qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo ay waajib tahay in la fuliyo goaa nka maxkamada qaranka ee kala reebida labada doorasho ee Madaxweyna ha Iyo Madaxw eyne ku xigeenka Iyo tan Baarlamaanka . Gaba gabadii waxaa shirkaas lagu soo af mee ray qalbi furan Iyo Taageero buuxda .
Mataan M Omar
Xoghayaha warbaahinta Waddani UK Shefffield.
|