Baaq Ku waajahan xadhiga guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga Waddani Muse Abdillahi Nur

 


Dhammaan haddaanu nahay taageerayaasha xisbiga Waddani ee ku nool waqooyiga Am erica gaar ahaan magaalooyinka Edmonton,Calgary,Toronto iyo Ottawa waxanu canbaa raynaynaan xidhiga la xidhay guddoomiye-ku-xigeenkii labaad ee xisbiga Waddani Muda ne Muse Abdillahi Nur oo magaalda Gabiley ay ciidamada ammaanku ku xidheen.Waxanu mar kale canbaarayna ynaan xidhiga guddoomiyaha oo ah mid sharciga baalmarsan ,wa xanu mar seddexaad ku baa qaynaa in guddoomiye Muse Abdillahi Nur si deg deg ah xuri yaddiisa loogu soo celiyo.
Waxanu ka digeynaa cawaaqib xumada ka dhallan karta cadaalad xumada dalka ka jirta, g aar ahaan , afduubka iyo caga juglanta ka socota magaalada Gabiley iyo magaalooyin ka kale, wax a kale oon ka digeynaa cawaaqib xumada ka dhallan karta dadka wax ma g arata ah ee cadaal ada afduubaya.



Allaa Mahad leh,
 


Taageerayaasha xisbiga Waddani
ee Canada.