Baaq Ku Socda Shacabka Gaar Ahaan Ardayda

 


 

Hadii Aad Cadhootaan Ama
Aad Mudaharaadaysaan Hantidiina
Ilaasha. Oo waa Dhaxalkii Ubadkaagee
Ilaasha. Oo Sharaftiina Ilaasha Oo
cabashadiina Iyo waxkastaad Tabanaysaan
Madaxda Iyo masuuliyiinta U Gudbiya.
hana Dag Dagina
By Sidiiq Sh farax gabaar,


Marka Waxan salaamayaa Dhamaanba Saxaafadayda Sharafta Leh Ee hadh Iyo Habeenba Noo He eganka Ah Iyo Shacabka Qiimahabadan Ee Gudah Iyo dabadaba Meelkastoo Ay Joogaanba Wasaal mu Calaykum waraxmatulaahi Wabarakaatu.

Maqaalkani Waxa uu Quseeyaa Ama Uu ka Hadlayaa Qadiyadii Ardayda Gadooday Boorame Iyo Bur co Hadaba Hadaan Wax Ka Tilmaamo Dhacdadii Ka Dhacday Labada Gobol Waxa Uu Ahaa Qalad Dh acay Wax Kastoo Dhacayn a Lama Yidhaahdo Maxay U Dhacaday Laakiin marka Dambe Ayaa la Sa xaa waayo waa Cashar Somalida Ayaa Ku Maah Maahda Baladaan Macalin Kuu Noqonin balo Maaha.

Waxaan Uga Socda Qaladkaasi Wuu Dhacay Laakiin masuuliyiinta Iyo Maamulka waxaan Leeyahay Tana Saxa Oo Sida Ugu wanaagsan Ku saxa Oo Ku Dhameeya Guul Ilaahay Haydinla garab galee. waxayaabaha dambena Ka Gaashaanta Oo Yaan Dib laydiin Dagan hadii Musuq Maasaq Jirana Wixii Ka Dambeeyay Sharciga Hala Hor keeno Wasaaraduna Si Fiican Ayay U Shaqaysaaye Yaan Niyada Laga Xumayn Maamulka Iyo shaqaalaha.Ardayda waxaan Leeyahay Waxaad Tihiin Muta Calimiintii Umada Dalka Iyo Dadka Wax U baranaysay Miyay Macquultahay Inaad Alaabtii Iyo qalabkii Xafiisy adda iyo kalaasyada Yaalay Inaad baabisaan Ood Burburisaan Ma Sidaasaad Rabtaan Inaad masu ul Iyo madax Bari Ku Noqotaan.may maya Macquul Maaha Waxaan Idiin Sheegayaa Marka Hore Ha ntidan IYO qalabka Ka Iskuulada Yaala Iyo Ka Xafiisyada dawlada Yaala Iyo Ka Madaxtooyda Ya ala Iyo laydh Iyo laami IWM waxaad Ogaataan Inay tahay Hanti Dadka Ka Dhaxaysa Ee Aanay dawladi Lahayn Wax La Rabaa Inaad Ilaashatan Dadka Aad Ka Maskaxda badantiin Inaad U Shee gtaan Oo Aad Ilaalisaan waliba Reer Boorame Waad Ku Talaxtagteen Maalintii Dhawayd Burburka Iyo Baaba Hantidiina Ee Yanay Cadho Idin Jiidan ee hantidiina Ilaashda.

Dhacdadana waxaan Maamulka Aanu ka Codsanaynaa Inay Sida ugu Dhaw Ee xal ku jiro ama Ay ku haboontahay Loo Dhameeyo Wixii Musuq Masq Ah Waa Inay Sharciga La Horv Keeno Wasaarda Waxbarashada Iyo Wasiirada iyo Maamulkeedu Aad Ayay Taydoodu Usraysaye Waxa Qaldan hala Saxo.Ardaydana hala Dhawro oo Hala Ilaaliyo.Idinkuna Dhalinyaro Ilaaliya Sumcadiina Iyo Sharafta Ardaynimadiina Oo bari Maamulkaad Imanaysaaye Yaan lagu xaman,Oo Dadaala Ilaahay Haydiin Fududeeyo waxbarashada Iyo Muraadadiina Aamiin Aamiin.

wabilaahi Towfiiq Ilaahay Ayaa Mahad U Sugnaatay Al Xamdulilaahi Calaakuli xaal.

 

 

 

 

By Abw.Sidiiq Sh farax Gabaar
Oslo Noraway
Gaashaan_1986@hotmail.com