BAAQ KU SOCDA MADAXWAYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND MUDANE AHMED MAHAMED MAHAMUUD




Wadanka Somaliland wuxuu soo maray marxalado badan oo kala duwan. Wakhti waxaa la soo maray bulshada somaland lagu maamulayey beelo , waxaa looga gudbay wakhti dalku isku m aamulo dastuur ummada Somaliland u codaysay si xaqsoornimo lehna loogu maamulo.

Muwaadin kasta oo Somaliland u dhashay dalkuu doono ha ka sito dalkugal eh waxaa maalkii sa, amaankiisa iyo nabadgelyadiisa iyo madaxbanidiisaba ka masuula maamulka markaa talad a haya. Mudane Madaxwayne Ahmed Mahamed Mahamoud sida aad ogtahay waxaa maanta magaalada Jabouti ku xayiran muwaadin reer Somaaliland qaali ku ah, muwaadin dadkiisu jec elyihiin, muwwadin dalka iyo dadkaba wax tara si dadban iyo si toosa labadadba.

Muwaadinkaa oo ku jira haldoorka Somaliland oo degaan ahaan iyo dhalasha ahaanba ku abti rsada Somaliland.arintiisu maaha mid mid ay u xilsaaran yihiin beelaha Somaliland oo keliya . waxaase mudnaanta kowaad leh xukuumada aad madaxwaynaha ka tahay. Waxaase muuqa ta in wax ka qabashadeedii iyo ka hadalkeediiba meesha ka maqanyihiin. Hadaan nahay qurb a jooga Somaliland ee magaalooyinka London, Cardiff, Bristol, Sheffield iyo Manchester ee ma gacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaan si mug leh kaaga fadhinaa inaad arinkaa xilku kaa s aran yahay aad sifo madaxwayne wax uga qabato si degdeg ah.



MAGAALADA LONDON

1. Ali AHMED MUSE

2. ADAN OSMAN

3. AHMED MAHAMED ABDILAHI

4. ALI TIMIR

5. ASAN XUSEEN

6. ABDI HUSEEN


MAGAALADA SHEFFIELD

7. Mahdi Jama Roble

8. Xaaji Yuusuf Abdi Shire

9. Ali Muuse Cawad

10. Mahamed Xirsi Ducaale

11. Abdirahman Ali Shire

12. Abiib Mahamed Cawaale

13. Mahamamoud Salaxan

14. Abdilahi Sh Xasan Gaboobe

15. Abdi Aw farah

16. Ahmed Miicaad

17. Bare Awgaan

18. Ahmed Abdi

19. Saleebaan Cigaal Mahamed

20. Siciid Mahamed Jama

21. Farah Jama

22. Mahamoud Huseen

23. Adan Mahamed

24. Baashe Gelin

25. Mahamed Abdi

26. Saleebaan Yaasiin

27. Osman Abokor Barbaraawi

28. Omer Gahayr Jama

29. Mahamed Abdilahi Ciise

30. Xasan Baaruud

31. Musse Haybe

32. Muhiyadiin Farah

33. Nuur Farah

34. Abdiqani Siciid

35. Abdirahmaan Awil

36. Mahamed Xiis Bacaluul.

MGAALADA MAANCHESTER

37. Huseen Carab Mahamed

38. Abdirahmaan Caydiid Koosaar

39. Mahamoud Mahamed Caafi

40. Abdilahi Jama Mahamed Boodcade

41. Naasir Dhamac

42. Ali Diiriye

43. Mahamed Abdilah


MAGAALADA BRISTOL

1. AHMED HASSAN

2 MUHUMED JAMAC

2. ABDI MAYGAG

3. ABDISALAM ASKAR

4. KAYSE ABDI

5. ISMAIL LOCKAR

6. ISMAIL OMAR ALI

7. ABDI RAHMAN SANDHERE

8. ISMAL SUFI

9. KAYSE DAHIR

10. MUSTAFE DAHIR

11. WIHIIB RAGE

12. OMER AW ABDI

13. MUSTAFE SALEBAN

14. IDIRIS NOUR

15. ADAN ABDI ARTE

16. ALI MOWLIID

17. ABDALLA HAJI ABDI

18. NASIR IBRAHIM SUFI

19. IBRAHIM

20. SALEBAN MOHAMED YEY

21. ISMAIL SUJUU

22. AHMED ABDI ARE

23. ALI SALEBAN

24. MOWLID MUSSE

25. FARAH GORSE

26. SH.MOHAMED SWEDEN

27. ABDI DHOORE

28. SICIID ABDI DHEERE

29. KHADAR ABDI DHEERE

30. AHMED ISSE KIBAR

31. RASHID YUSUF ALI

32. ALI YUSUF ALI

33. AHMED FOX

34. AHMED JOOJE

35. ADAN XOOG

36. AHMED ABDI ARTE

37. KAYSE YUSUF ALI

38. MOHAMED ABDI XUDHUUN

39. MAHAMED AHMED BUUX (FARS)

40. ABDIRASHID OMAR ALI

41. MOHAMED ABDI

42. IBRAHIM TURE

43. FARHAN SHEEKEYE

44. ABDI ADE

45. MOHAMED GORSE

46. ABDIRASHIID BULXAN

47. DAYIB ADAN

48. ABDIRASHID ISMAIL KHEEKH

49. GULED ISMAIL SHEEKH

50. FUAD AHMED

51. ABOKOR ISSE TANI

52. ABDIRASHID HAJI AHMED

53. ISSE