Baaq ah Colaad daminta Seemaal oo ku Waajahan Madaxweynaha Somaliland

 


Anagoo ah jaalliyadda Reer Gabiley ee deggan Ottawa ee magacdoodu hoos ku xusan yihiin wa xanu tacsi u diraynaa dhammaan qoysaskii iyo qaraabadii ay dadku kaga dhinteen dilkii ka dhac day Seemaal iyo Buqdhada Eebbe samir iyo iimaan ha ka siiyo Aamiin.

Mudane Madexweyne (Ahmed Mohamed Mohamoud Siilaanyo) waxanu ka soo horjeednaa dham maan tallaabooyinka qaldan ee aad ka qaaday xallinta dilka Seemaal ka dhacay, taasi oo aad m artay waddo ka duwan waddadii aad u martay xalkii dilkii ka dhacay deggaanka bariga Somalila nd sida deggaanka Kalshaale iyo Ceerigaabo.

Mudane Madaxweyne waxad ku dhaqaaday tallaabooyinkan hoos ku qoran oo haddii aanad si deg deg wax u qaban dadka iyo dalkaba cawaaqib xumo ku keeni kara:

Waxad dhammaan xidhay biri-ma-geydii Gobolka Gabiley sida :


Salaadiintii
Cuqaashii
Siyaasiintii
Iyo Waxqadadkii kale
Waxad iska horkeentay dadweynaha Gobolka wada dega
Waxad dhamman sharaftii ka qaaday dadweynihii gobolka degganaa ood dambiilayaal ku shaab adeysay.



Mudane Madaxweyne waxanu ku leenahay arrinta dilka Seemaal u xalil sidii aad u xalishay arrin tii Kalshaale iyo Ceerigaabo oo dalka ha u horseedin laba xukun oo midna bari lagaga dhaqmo midna galbeed lagaga dhaqmo.Mudane Madaxweyne anaga ayaa jecel in cida dilka geysatay la soo qabto sharcigana la horkeeno danina noogu jira.

Waxa kale oo Wasiirka Madaxtooyada iyo Wasiirka arrimaha gudaha u sheegeynaa in waxa ay ka wadaan gobolka Gabiley uu qalad yahay aan loona dulqaadan Karin,oo horeba aanu Moham ed Siyaad Barre uga diidnay, waa wixii aannu Jabahadii Afraad ka sameysay 1978kii.Waxanu la bada wasiir u sheegaynaa falalka ay Gabiley ka wadaan wixii ka yimaada in iyagu masuul ka yiih in.



MujaahidAbshir Nuur Omer
Abdiqadir Muhumed Mah
Mujaahid Ibrahim Mead
Ibrahim Ali Osman
Dr.Kendiid Ali Hassan
Mohamed Osman Ali
Eng.Mohamed Abdillahi Nur
Abdi Hussien Miyir ( Satiile)
Ismaaciil Isman Hassan
Abdi Nuux Magan
Muktar Hassan Ali (Ali Raan)
Liiban Abdi Hussein
Axmed Ali Elyee
Ahmed Faarah Ali
Hussein Ali Amman
Mukhtar Abdillahi Nur
Osman Abdillahi bayteri
Abdirahman Bulbul
Kendiid Ali Amman
Haybe Warmahaye
Muhumed Hersi Hassan
Mohamed Ali Madar (Boos)
Ahmed Osman Farah
Sh.Mohamed Seed
Muhumed Farah
Hussein Liban
Yusuf Sh Abiibakr
Dr.Abdillahi Axmed
Mohamed Moalin Omer
Ibrahim Hassan Warsame
Abdiciis Osman Diiriye
Mohamed Abdillahi ( Loowanaaje)
Muse Jama ( Muse Casood)
Mustafe Ali Cadow
Abdualla Ali Cadow
Ibrahim Aden Faahiye
Mohamoud Aden Bakaal
Mohamed Osman Hassan
Lukman Ali Hassan
Caydid Ahmed Qaalib
Mohamed Yusuf Ali
Ahmed Abdillahi (Gadhle)
Abdirahim Ali Farah
Ahmed Aw Aden Bakaal
Faud Abdi
Farah Ibrahim Maal
Mohamoud Maal
Siciid Muse Hayaan
Mohamed Saleebaan Daaud
Ismail Hassan Daaud
Ahmed Dahir Miigane




By: Eng.Mohamed Abdillahi Nur