Ayaan daro iyo Aayo la,aan

 

Maanta ajuunbay godkii ilaa lixdankii lalarabay somaliland ku dhacday gacanteedana ku qoday xukuumada haatan talisa kadib markii ay caddaysay inay maamulgoleed tahay so maliland  sidaadaraadeed bulshada r/sland Haddaanay sidegdeg ah uga hirtagin unna j oojin wadahada lagu shirqoolayo ee kasocda dalka turkiga Bal ilaahatbaan idinku dhaarsh ee xukuumadeenu haddaanay ina burburinayn maxay cadawgeena koowaad ulahadlaysa a habalahadashee maxay uqarsanaysa ilayn qadiyada s/land mucaarad iyo muxaafid mak alelihine timir lafbaa ku jirta Horaad uhodeen s/land ood isku hodeen beesha dhexaay im mikana lugooyada kadaaya xukuumada jirtaa balanwaxay kusooqaday inmuda ay joogto furfurto maalintay xunka lawareegtayna waxa inoo cadeeyey Suldaanka beelaha somalila nd Maxamed Cabdilqaadir innuu oday sirraanyo jubuuti ka yidhi sanadbaan s/land ku  fur furayaa waanay socotaa waxad moodaa xukuumadii hure inay ogeyd waayo madaxweyn a Riyaale wuxu yidhi ummad ishatsataan kugu wareejiyaye halaguugu yimaado m/wey ne siiraanyow labada xisbi mucaarad waxan udheegayaa inqurbajoogtiina lagu  bilaabay sannadkan cusub ee 2014 in lakala furfuro oon qoysna qoyskale salaamin bulshadii reer s/land sidaa daraadeed ufuud dadka wacyigelisa noosoodira waxana lanoo soo dhexmar ey wadada burco iyo ceerigaabo hana laga mudaharaado in aan turki dembe latagin wa dooyinka lasameynayana waxan umaleyn incadawga loohawlfududeynayo waayo qadiy adii kaweynaydba waatan lamarinhabaabiyee Bulshada reer s/land wallaahi waxaan  Idii n sheegeynaa waa dhab waanad arkeysaan haddaydaan is indho tireyn  beenbeen wixii hore Jihaad haloo diyaargaroobo haddii kale beelbeel dhegta waxa haa,lidiinku qabto Som aliland ilaahooy Caddawga reer Soomaaliyana waxan u sheegayaa mar idage allahadago marhadduu idago allayleh annaa dagan doqon lamagargaaree  illaahayba ha,idilo
 

 


GUd Xisbiga {Ucid} M M Eleye{Suweys}
Dalka Holland