Magacaabida iyo Isku bedelka Wasiiradda,
Wasiir Ku xigeenada iyo Wasiiru-dawlayaasha
|
||||
1 | In Mudane, Mustafe Faarax Abraar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaa do Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somal iland. | |||
2 | In Mudane, Xasan Xuseen Nuur Geelle, laga bilaabo taariikhda maanta uu ah aado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Soma liland. | |||
3 | In Mudane, Cabdillaahi Aw Aadan Raabi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ah aado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland. | |||
4 | In Mudane, Axmed Cali Baynax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Somaliland. | |||
5 | In Mudane, Axmed Aadan Ismaaciil (Keyse), uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ee Jamhuuriyadda Somaliland (Bedel hore Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Arrimaha Dibedda) | |||
6 | In Mudane, Kaysar Cabdillaahi Maxamed, uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasa aradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda So maliland. (Bedel hore Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta) | |||
7 | In Mudane, Axmed Xaashi Cabdi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Madaxtooyada JSL) | |||
8 | In Mudane, Cali Axmed Maxamed (Dhegoole), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Maaliyada) | |||
9 | In Mudane, Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore Wasiiru-dawlihii Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta) | |||
10 | In Mudane, Yuusuf Cismaan Garas, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Jamhuuriyadda Somaliland.(Bedel hore Wasiir Ku xigeenkii Wasaaradda Wershadaha) | |||
11 |
In Mudane,
Cabdisalaan Maxamed Xasan, laga bilaabo
taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha
Wasaaradda Warshadaha ee Jamhuuriyadda
Somal iland. (Bedel hore wasiir ku xigeenkii
wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer
Miyiga)
|
|||
Magacaabida Agaasimeyaasha Guud |
||||
1 | In Mudane, Jamaal Cabdillaahi Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Somaliland. | |||
2 | In Mudane, Cabdikariim Xuseen Siciid, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda ee Jamhuuriyadda Somaliland. | |||
Magacaabida Hay'addaha Dawladda | ||||
1 | In Mudane, Xuseen Maxamed Jaamac (Balal), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud ee Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland. | |||
2 | In Mudane, Dayib Aadan Xaaji Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Guddida Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa ee JSL. | |||
Magacaabida La-taliye Madaxweyne | ||||
1 | In Mudane, Maxamed Cumar Cabdi jire (Xato), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Ciyaaraha. | |||
Magacaabida Wakiilka Somaliland ee Cuman iyo Kuwait | ||||
1 | In Mudane, Salaan Xasan Cabdulle Warsame, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalalka Cumaan iyo Kuwait. | |||
Magacaabida Gud oomiyeyaasha Iyo Kuxigeenadda Gobolada | ||||
1 | In Mudane, Axmed Diiriye Cabdillaahi, laga bilaabo taariikhda maanta uu aha ado Guddoomiyaha Gobolka Daad-madheedh ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Awdal. | |||
2 | In Mudane, Cabdi Nuur Sugaal, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gud doomiye Ku-xigeenka Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland. | |||
3 | In Mudane, Nuur Qaasim Qodax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gu ddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Saraar ee Jamhuuriyadda Somaliland. |
Ujeeddo: Xilka Qaadis
Mudaneyaal,
Waxaan aad idinka mahadinayaa muddadii aynu wada shaqaynaynay. Xilalka Qaranka ayey dabcig eed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.
Sidaa darteed, waxaan gartay in aan idinka qaado xilalkii aad qaranka Jamhuuriyadda Somaliland u hayseen.
Haddaba, waxaan idinka rajaynayaa in aad si niyad sami ah ugu wareejisaan xilalkii aad u hayseen qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, masuuliyiintaa aan u soo igmaday ee kor ku xusan.
Xilka Qaadis | ||
1 | Mudane, Maxamuud Sheekh Cabdillaahi Cige, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta | |
2 | Mudane, Axmed Nuur Faahiye, Wasiiru-dawlihii Hore ee Wasaaradda Duulista Hawada | |
3 | Mudane, Xasan Daahir Dhimbiil, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka | |
4 | Mudane, Farxaan Xasan Cabdi, Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Daad-madheedh | |
5 | Mudane, Ibraahim Jaamac Maxamed, Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Saraar | |
6 | Mudane, Maxamed Cali Aadan, Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda |
Naasir Yuusuf Daahir
Agaasimaha Saxaafadda Madaxtooyada JSL, ahna
Ku simaha Af-hayeenka.