Asxaabtii maayarka Cusub ee Hargeysa oo hambalyo iyoboogaadin u diraya
 

 

Aniga oo ah Abdi Muhumad Madar oo ku magac-dheer Cabdi-Gujis iyo xaaskayga hal kan waxaan Hambalyo iyo Boogaadin u diraya maayarka cusub ee loo doortay Hargey sa Mudane Yousuf Warsame Saed iyo ku-xigeenkiisa Cabdicasiis Mohamed Xaashi (C agaweyne) .

Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu hawshaa kugu qarabgalyo oo uu  kuu fududeeyo hawshaa iyo xilkaa culus. AAAAMIIIIN AAAAAMIIIN.

Wa Bilaahi Tawfiiq

 

 


Abdi Muhumed Madar (Cabdi-Gujis)
Oslo, Norway