waxan
sanduuqan u furay mujaahidiinteena SNM
Waxan
dhamaan qurba jooga reer Somaliland , ee ku kala nool daafaha
aduunka , u sheegaya inay soo caawiyaan
Mujaahidiinta u soo halgamay dalkeena, ee inoo soo dhiciyay
xornimadeena Qaran ee aan maanta haysano .
Markaasna aan ku dadaalno, inaan soo caawino, wixii ka
nool Mujaahidiinta iyo kuwii dhintay
caru urtoodaba, waa inaan u saro kacno
, oo aan gacmaha is qabsano , waan awoodna inaan wax yar iyo wax
badan ba ku caawino.
Waxa
furay account kan magaca Ururkan hoos ku qoran
Somaliland European
Independent Diplomats
Contact, Asha Yusuf Ali
& Abdifatah Saciid Ahmed
HRGD 22367 Dahabshiil
Contact Telephone is:
44-79-46735665 and
Aisha-yusuf2011@hotmail.com
|