ARAGTIDA DADWEYNAHA

 

 



Sheffield (TNN)-Waxaan dhexe mushaaxay maanka dadweynaha Somaliland tan iyo markii uu Madax weynuhu ku dhawaaqay xilka qaadista iyo kala dirista golihii Garsoorka Qaranka. Waxaa iiga soo bax ay;


Xuseen Jamac Yusuf (Ilka weyne) :Garsoorku ma wanaagsana hanaanka dawladeedna waxa cadaal ad ahi kama jirto cadaaladu waxay ka soo bilaabantaa Madaxweynaha iyo Golayaasha Sharciga ha daba iyaga ayaa maanta laaluusha cadaalada daro iyo musuq ku fushanaya waxay doonayaan had aan tusaale u soo qaato Madaxweynuhu siduu ku kala diray Golaha Garsoorka may ahayn sifihii daw ladanimo Wakiiladan waxa uu ku yidhi igu raaca oo ay ujeedadiisu ahayd haygu soo celinana hadal.


Jamac Xaaji Farax: Waxay ila tahay ina aanu Gudoomiyuhu ka soo bixin xilkiisii waayo?Hadddii ay cad aalad daro uu arko waxay ahayd inuu isagu kala diro oo uu hagaajiyo Garsoorka uu madaxda u yah ay.Cadaaladuna waa in ay Madaxtooyada ka bilaabantaa una soo gudubtaa shacabka.

Cali Muuse Cawad :Waxaanu arkaa in ay talaabo wanaagsan ay tahay waayo? Waxaa mar maa doo n ah eriga maanta mar qudha xadhiga loo jaray garsoorayaashii dalka mudda dheer dhiig miiranay ay.


Maxamed Daahir Bacaluul;Cadaaladu waa waajib ,gaar ahaan markay tahay Golayaasha sharciga waxaa looga baahan yahay in aanay ku shaqayn eex ee ay qaranka u shaqeeyaan. Waxaay si buu xda shacabku iskugu raacsan yihiin waxa ka bedelka garsoorka ,isla markaasn waxay talo u soo je edinayaan dhamaan uummmadd reer Somaliland waxayna leyihiin waxaad xaq u leedihiin ha ku doo nin xaq daro iyo laaluusha idinkaana horseed u ah musuq iyo suuqa madow ee  yaan dib loo noqon ee xaqa ha lagu adimo.

 

 

 


Mataan Maxamuud Cumar
Timacade News desk
Sheffield UK