GACAL IYO SOKEEYABA
AROOSKIINA LAGU FARAX
Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos
ku qoran yihiin waxaanu halkan hanbalyo iyo bogaadin uga diraynaa
Arooska Mahamed Ahmed M.Daa'uud iyo aroosada Aamina Hussen
Mahamed,oo arooskoodu habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Oslo
ee dalka Norway.
waxaanu leenahay noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado.aamiin...aamiin.
Aabo muxumad xasan (budle)
Hooyo Xabiiba Taani,
Muuse Budle,
Ruqiya Budle,
Dr.Siciid Budle,
Sacad Budle,
Khadra Budle,
Faadumo Budle,
Mustafe Budle.
Hooyo Faadumo cali Cigaal,
Sahra Aw Muxumed cabdilaahi,
Luula Aw Muxumed Cabdilaahi,
Caashacanab Aw muxumed Cabdilaahi,
Rashiid Aw Muxumed Cabdilaahi,
Mukhtaar Aw Muxumed Cabdilaahi,
Naasir aw muhumed Cabdilaahi,
Khadra aw Muhumed Cabdilaahi,
Caasha Aw Muhumed Cabdilaahi.
iyo qaar kaloo badan..............
Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay leeyihiin
Boqorka iyo Boqorad noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala
hela Aamiiin........aamiiiin.
|