Marxuum Sacad Aw Muuse Nadiif

Anagoo ah ardayda reer somaliland
ee sudan waxaanu halkan tacsi uga diraynaa Cabd ale Sacad Aw
Muuse Nadiif, anagoo ka tacsiyadaynayna geerida naxdinta le ee ku
timid Sacad Aw Muuse Nadiif oo ahaa Gudoomiyihii Waxbarashada
Gobolka Gabiley.
mustafe musse mahamed
mustafe cabdiraxman mahamed maal
mahamed axmed cabdi
ayaanle cabdilaahi cabdi
cumar cabdala faarax
cabrixman ismaciil cabdi
muuse yusuf kamil
abaadir mahamed mahamud
ismaacil mahamed cige
axmed cabdiraxam cabdalah
cabdilaahi dahir xasan
ridwan cabdiraxam
jimcaale daahir
sacad muuse cumar
cabdala axmed cabdalah
sakariye cabilaahi nuux
Waxaan dhammaantayo tacsi naxdin iyo tiiraanyo leh u diraynaa,
Eheladii, Qaraabadii iyo Umadda Reer Somaliland ee uu ka baxay
Marxuum Sacad Muuse Nadiif oo maalintii salasadii ku geeriyooday
magaalada Arabsiyo, waxanu leenahay Eebbe samir iyo imaan ha inaga
wada siiyo, Marxuunkana Ilaahay janatul Fardowsa ha ka waraabiyo.
Aamiin, Aamiin, Aamiin.
By: Mustafa Mouse
|