Alle Ha U Naxariistee Wariye Ku Weynaa Bahda Saxa afadda Somaliland Oo Caawa Geeriyoday

 


Hawaas ( TNN):- Alle ha u naxariistii waxa caawa Magaalada Hawaas ee duleedka Magaal ada Addis-ababa ku geeriyooday Wariye Siciid Guraase oo ka mid ahaa Wariyayaasha mi hnadda saxaafadda mudada dheer ku jiray.

Alle ha u naxariistee Wariye Siciid Guraase, oo hadda ka mid ahaa bahda Wargeyska Wa aheen, ayaa waxa afar maalmood ka hor madaxa kaga furmay dhiig, waxaanu saddex ma almood yaalay Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, balse shalay ayaa loo qaaday Magaalada Addis-ababa, balse caawa ayuu ku geeriyooday Hawaas oo ka sokaysa Add is-ababa.

Wariye Siciid Guraase, ayaa ka mid ahaa bahda saxaafadda Somaliland muddo dheer, wa xaanu ahaa wariyayaasha rug cadaaga ah ee saxaafadda muhiimka u ah, waxaanu muda dii dalka lagu soo noqday ka soo shaqeeyay Jamhuuriya, Haatuf, Maalmaha, Waaheen, Xogogaal, iyo Himilo oo uu dhawaan bilaabay.

Alle ha u naxariistee, Marxuumka ayaa lagu wadaa in barito maydkiisa la keeno Magaalad a Hargeysa si loogu aaso.

Guud ahaan Bahda Timacade Media Group ,waxay  Tacsi u dirayaan Ehelka, qaraabada iyo bahda saxaafadda ee uu ka baxay Marxuum Siciid Guraase.

 


Inaa Lilaahi wa inaa Illayhi raajicuun.