ALLE ha U Naxariistee Guddoomiyihii Hore Ee Baanka Somaliland Oo Hargeysa Ku Geeriyooday


 


Allah ha u naxariisto Marxuumku waxa uu hore xilal iyo masuuliyado kala duwan ka soo qab tay............


Hargeysa (TNN) - Allah ha u naxariistee Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Somaliland Maxruum Cabdiaxmaan Ducaale Maxamuud ayaa galabta ku geeriyooday Gurigiisa magaala dda Hargeysa halkaasi oo uu in muddo ah jiifay xanuun hayay.

Marxuum Cabdiraxmaan Ducaale Muxumed waxa uu ahaa aqoon u lahaa xirfadda baanan ka. Waxaanu muddo toban sanadood ka badan ahaa Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Soma liland.Marxuumka waxa lagu aasi doonaa Magaaladda Hargeysa oo loogu samayn doono a as qaran.

Allah ha u naxariisto Marxuumku waxa uu hore xilal iyo masuuliyado kala duwan ka soo qab tay Baankii Muqdisho ee dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya.

Dhamaan maamulka  & weriyayaasha Shabakadda Wararka ee Timacade News,waxa tacsi u dirayaan Qoyskii, ehelkii ,Qaraabadii ,asxaabtii & dhammaan shacabka Somaliland ee uu marxuumku ka baxay, dhammaateenaa ilaahay samir & iimaan ha iinaga siiyo,aamiin.

 

 


Timac ade News Desk
Hargeysa , Somaliland