GEERI NAXDIN BADAN LEH.{ALLE HANAXARIISTEE WAXA MAANTA KU GEERIYOODAY HARGEYSA SULDAAN ABDIRAHMAN SHEEKH MUHUMED CILMI BARAALE


Anigoo ah Abdirahman Ibrahim Bouh,Xaaskayga Amran Ahmed,carruurtayda Guuleed,Hibo,Huda,Awale iyo Libaan,waxan tacsi u diraynaa dhamaan ummadda Somaliland meelkasta ooy joogaanba iyo gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uuka tagay Suldaan Cabdiraxmaan Sheekh Muxumed oo ahaa halyeyadii sugay jiritaanka Somaliland,kana mid ahaa Golaha Guurtida ilaa maalintii la aasaasay.


Allahayow janno fardawsa ka waraabi.

 

 AAMIIN AAMIIN AAMIIN