AFKA HOOYO WAA HIBO

 

 


Umad wal oo dunida ku nooli waxay leedahay Af u gaara Haddii aynu dib u eegno sabab ta keentay in ay dunida ka jirto maalinta caalamigaa ee afka hooyo ,sababtii keentay s iday u timi waxaa sabab u ahaa.
Sanadii 1952 Ayaa ardayda magaalada Dhaka waxay wax kabaranayeen jaamacad mag aaladaa ku taala Dhaka university ayaa umudo haraaday in ay Afkooda wax loogu dhig o kaas oo ahaa Bangali.
Askartii utibi ayaa waxay ka dileen ardaydii 4arday halkaas oo ay arday tiro badanina ku dhaawacmeen,wagaa Bangala iyo Bagistaan waxay isku ahayeen hal wadan waxaa na lagu khasbaayay in ay afka Urduuga wax ku bartaan 1952/,21 feb.
Jamciyada quruumaha ka dhaxaysa laanteeda Yunisko waxay ugarada ama kasoo in ma alintaa laga dhigo maalinta caalamigaa ee afafka oo la xuso Afka Hooyo .
Sidaa darteed ayaa ardaydaa u dhimatay afkooda looga dhisay talooyin oo wakhti kast a oo lasoo gaadho wakhtigaa wadankooda oo dhami fasax yahay.
Itaasi waxay ahayd  XUSUUSIN GAABAN

Hadii aynu u soo laabano Afkeena Soomaaliga
Farta soomaaliga waxaa Si Rasmi ahaana loogu dhawaaqay Sanadii 1972kii Barashada Afka waxaa lagu bilaabay shaqaalihii dawlada ee loo qabtay in ay kubartaan afsoomaa liga 3bilood akhriska iyo qoraalka luuqada soomaaliga,qofkii baran waayana shaqada laga eryo,xataa kii imtixaanka ku dhacay waxaa laga eryay shaqadii .
waxaa ku xigay Ololihii Farbarashada dhamaan magalooyinka ,kadib mudo sanad ah aya a Dugsiyadii dalka la xidhay oo ardaydii iyo macalimiintii u baxeen OLOLIHII HORUMARIN TA REER MIYIGA ee ahaa waa sanad dugsiyeedkii 1974kii /1975/Dalkii soomaaliyeed wu xuu ku guulaystay Bilada Caalamiga ee Akhriska Qorista.

Hadaba iyadoo ay sidaa tahay waxaa inagu waajiba in aynu ilaashano afkeena hooyo w axaad arkaysaa qof soomaali ah oo kuleh ma aqaano luusada soomaaliga sida loo qoro iyo sida loo akhriyo wuxuu ku faanayaa luuqado kale oo uu ku xaragoonayaa, umadee na soomaaliyeed waxaa loo baahanyahay in aynu tixgalin siino afkeena hooyo , oo aynu barno ubadkeen kuna barbaarino qiimaha afka soomaaliga in uu yahay luuqadoodii in uu ixtiraamo,oo uu barto waxna ku qoro hooyooyinka iyo aabayaashu waxaa waajib ku ah in ay barbaariyaan ubadkooda oo daryeelaan waana wajibaadkooda gaarka ah hadaba aabo iyo hooyo usheeg ubadkaaga in ay gooni uleeyihiin afkooda hooyo.
si ay u ogadaan qiimihiisa waa hubaal in ay ixtiraami donaan afkooda hooyo noqona doo naan kuwa xusa markasta.

Hadii aan Tusaale soo qaato wadamada soomaalida waxaa inagula nool dad oromo ama aan idhaahdee xabashi hadaad u fiirsato majiro ilmo lagu barbaariyaa luuqada soomaa liga ilmo kastaa wuxuu si xeeldheer u yaqanaa luuqadiisa hooyo kuna hadlaa hadana w axay ku noolyihiin wadankeena oo ay ka raadsadaan nolo maalmeedkooda.

waxaa halkaas kaaga muuqata qiimaynta iyo muhiimada ay u leedahay barashada afko oda hooyo ,hadii ay sidaa tahay waxaan leeyahay qofkasta oo soomaali ahi ha daryee lo afkiisa hooyo .

Walalayaal waad mahadsantihiin aynu u hiilino afkeena hooyo korna u qaadno

AFKA HOOYO WAA HIBO

 

 


Eesheeda maansada
Ereyada tilmaanta leh
Ma astaynin waayadan
Ayaamaha xusuusta leh
Aayaan Ereyga guusha ah
Afka aan ka leeyahay
Uxusaa Afkaygee
Bal aan eego maantana

*****
Aduunyada dhamaanteed
Ayidan sedkeedii
ereyada xuustale
Aramida ihaysaan
U adkaysan wayee
Afka hooyo wacanaa
Bal aan eego maantana
Aayidoo dhamaantiin
Afka hooyo dhawroo
u adkeeya dhidibada

 

 


 

Dr. Nafisa
Dr. Nafisa Sheekh {Dr Kalgacal}
drnafisa6@gmail.com